Talo Ganacsi

Call Contact the business

Talo Ganacsi Talo-bixin, Tusaalayn iyo Taabo gelin ganacsi.

Dhamaan bulshada waynta waxay bahda Dugsi Academy idin ogaysiinaysaa in la bilaabayo kooras tababar ah oo soconaya 7 cis...
24/02/2024

Dhamaan bulshada waynta waxay bahda Dugsi Academy idin ogaysiinaysaa in la bilaabayo kooras tababar ah oo soconaya 7 cisho kuna saabsan sidee loo bilaabaa ganacsi aad leedahay.

Tababarkani wuxuu si qota dheer oo faahfaahsan u sharaxayaa wadooyinka iyo aas aaska quman ee loo bikaabi lahaa ganacsi guulaysta mustaqbalka.

Tababarkani wuxuu ku baxayaa habka Online fadlan halkan iska diwaan geli.

Kala xidhiidh 063 6481118 ama WhatsApp +255 63 4325736

Ku soo dhawaada sahan online Trading waxaad ka helaysaa agabkan caafimaad Iyo dhamaanba wixii aad u baahan tahay macmiil...
18/12/2023

Ku soo dhawaada sahan online Trading waxaad ka helaysaa agabkan caafimaad

Iyo dhamaanba wixii aad u baahan tahay macmiil

Kala xidhiidh 063 6481118 ama WhatsApp +252 63 4325736

Ku soo dhawaada Dugsi Academy Hadii aad u baahan tahay in laguu sameeyo buuga dejinta qorshahe sanadeedka aad ku maamuli...
27/11/2023

Ku soo dhawaada Dugsi Academy

Hadii aad u baahan tahay in laguu sameeyo buuga dejinta qorshahe sanadeedka aad ku maamuli lahayd hawlahaaga maalinlaha ah waxaa kuu diyaarisay dugsi Academy

Kala xidhiidh

063 6481118 ama WhatsApp +252 63 4325736

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan bahda xirfadlayaasha caafimaadka in xarunta tababarada iyo la talinta ee STCF ay qabanayso ...
05/02/2023

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan bahda xirfadlayaasha caafimaadka in xarunta tababarada iyo la talinta ee STCF ay qabanayso tababar ku saabsan ( SUTURE SKILLS- KA) oo uu bixinayo Dr Xanaf oo ku takhakhusay xanuunada guud iyo qaliinka kana hawl gala Cusbitaalka guud, jaamacadaha, iyo goobo kale, tababarkani waxa uu soconayaa mudo 2 cisho ah khamiista iyo jimcaha bacdal casarka 4:00 pm

Waxa la qaadanayaa arday kooban ka faaiidayso

Halkan iska diiwaan geli.

WhatsApp 0634325736 ama la xidhiidh 063 6481118 / 065 4799904

Ku soo dhawoow oo ku xidhnow Dugsi Academy kana dalbo adeegyadan.Kala xidhiidh 063 6481118 ama WhatsApp +252634325736
03/01/2023

Ku soo dhawoow oo ku xidhnow Dugsi Academy kana dalbo adeegyadan.

Kala xidhiidh 063 6481118 ama WhatsApp +252634325736

Asc English Course masterclass waa kooras English dhamaystiran oo aad is bari karto oo ka kooban 1. Maqal iyo muuqaal2. ...
29/12/2022

Asc English Course masterclass waa kooras English dhamaystiran oo aad is bari karto oo ka kooban
1. Maqal iyo muuqaal
2. Buugaag dhamaystiran aad akhrinayso
3. Imtaxaanka caalamiga ah ee IELTS course

Waa kooras qiima ahaan taagan dhawr boqol oo dollar đź’µ lkn aad ku helayso qiima Jaban ka faaiidayso

Buuga gargaarka deg deg ah oo uu diyaariyay machadka  maraykan u qaabilsan waaxda gargaarka deg dega ah iyo badbaadada c...
24/12/2022

Buuga gargaarka deg deg ah oo uu diyaariyay machadka maraykan u qaabilsan waaxda gargaarka deg dega ah iyo badbaadada caafimaadka ka dalbo dugsi Academy oo kala xidhiidh

063 6481118 ama WhatsApp +252 4325736

Sidee ayaad u dooranaysaa kulliyadaada?Weli ma iswaydiisay ama ma ka fekertay sidaad u dooran lahayd kulliyada aad jeces...
18/09/2022

Sidee ayaad u dooranaysaa kulliyadaada?

Weli ma iswaydiisay ama ma ka fekertay sidaad u dooran lahayd kulliyada aad jeceshay ama aad isleedahay waa ku wanaagsantahay ee jaamacadda , Haa"

Hadaba fadlan ka faaiidayso tababarkan ku saabsan sida ugu fiiacan aad ku dooran lahayd kulliyadaada.

Kala xidhiidh 063 6481118 ama WhatsApp 0634325736

Address

City Center
Burco
ST0125

Telephone

+252636481118

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Talo Ganacsi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Talo Ganacsi:

Shortcuts

Share