CARWO GURI BILA

CARWO GURI BILA Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from CARWO GURI BILA, Business service, Shiikh bashiir, Burco.

Hadaad guri yagleelayso guri bila hamoogaan.Carwo guri bila waxay diyaar kuula tahay alaab qurux badan oo tayo leh ee h*...
11/12/2022

Hadaad guri yagleelayso guri bila hamoogaan.

Carwo guri bila waxay diyaar kuula tahay alaab qurux badan oo tayo leh ee h**e ugaadh.

Kasoo horjeedka xudun hotel.
Iyo kasoo horjeedka masaajidka deero dhinaca bariga.

.

Macmiil kusoo dhawaw alaab tayo leh oo guraali galisa.Hadaad guri yagleelayso guri bila hamoogaan.Goobtu waa burco.Kasoo...
26/04/2022

Macmiil kusoo dhawaw alaab tayo leh oo guraali galisa.

Hadaad guri yagleelayso guri bila hamoogaan.
Goobtu waa burco.

Kasoo horjeedka masjidka indho dero dhisay qaybta bariga ama kaso horjeedka xudun hotel.

Tell:-063 4493901 ama 063 4545367.

Macmiil kusoo dhawaw safaro cusub iyo alaab qurux badan.Macmiil guri bila waxay kugusoo dhawaynaysaa alaab kale duwan oo...
10/04/2022

Macmiil kusoo dhawaw safaro cusub iyo alaab qurux badan.

Macmiil guri bila waxay kugusoo dhawaynaysaa alaab kale duwan oo aad gurigaaga ku qurxisan karto kuna badali karto kuwii h**e ama aad kadhigan karto qaar aad dhigato gurigaaga cusub.

Kusoo dhawaw gacmo furan iyo adeeg kuraali galiya.

Hadaad guri yagleelayso guri bila hamoogan.
Tell: 4493901. Ama 4545367.

07/03/2022

Guri bila.

05/03/2022

Hadda kadalbo guri bila.

Cabir kasta.
Caddad kasta.
Iyo cayn kastaba.

Tell: 0634341125 ama 0634545367

04/03/2022

Guri bila galabta waxay idinkasoo salaamaysa gobolka karbadada ugu badan ee dalka Turkey waxaanay ugu bushaaraynaysaa macaamisha iyo dadka muxsiniinta ah ee jecel inay guryaha illaahay gogosha kabadalaan inay idiin hayso agabkii lagu badalayey oo mudo badan la intifaacsan doono qiimo macquulana ah.

Soo dhawaw macmiil.
Tell:063 4341125 or 063 4545367
Kasoo horjeedka xudun hotel burco.
Kasoo horjeedka masaajidka indho deero dhisay.

Guri bila waxay ku leedahay markasta gacmo furan kusoo dhawow.Waxaanu kuu haynaa alaabtan, oo aanu qaarkood kuugu dalbi ...
26/02/2022

Guri bila waxay ku leedahay markasta gacmo furan kusoo dhawow.

Waxaanu kuu haynaa alaabtan, oo aanu qaarkood kuugu dalbi karno adiga doonistaada iyo dookhaaga iyadoo mudo kooban laguugu keeni doono goobtaada.

Markasta guri bili waxay idin leedahay gacmo furan kusoo dhawaada.

Tell:0634545467 - 0634341125

Carwo guri bila 2022.Macmiil kayaga sharafta leh waxaanu ugu bushaaranaynaa inaad carwo guri bila ka heli kartaan hurdoy...
26/02/2022

Carwo guri bila 2022.

Macmiil kayaga sharafta leh waxaanu ugu bushaaranaynaa inaad carwo guri bila ka heli kartaan hurdoyin iyo fadhiyo cusub oo modelkoodu uyahay kii udanbeeyey ee Turkey sameeyo.

Waxaanu kale oo macaamiishayada gobolada dalka iyo deeganada kaleba ugu bushaaranaynaa inay nagalaso xidhiidhi karaan lamabarada aanu idinlaso wadaagnay.

Sidoo kale macmiil waxaanu kuusoo kordhinay adeega dalabaadka khaaska ah oo ah hadii aad uga baahato wadanka Turkey qalabayn casriyeyn xafiis ama guri in aanu booska kuu buuxin doono insha allah markaad nalasoo xidhiidho.

Mahadsanid macamiil.
Tell:0634341125 ama 0634545367.

Carwo guri bila waxay idinku bushaaraynaysa carwo ganacsiyeedka warshadaha ee kasocda hargeisa inay macaamiishu ogsoonaa...
05/12/2021

Carwo guri bila waxay idinku bushaaraynaysa carwo ganacsiyeedka warshadaha ee kasocda hargeisa inay macaamiishu ogsoonaato inay halkaa diyaar idinku yihiin agabkii kala duwanaa ee ay soo saari jirtay shirkada wadaniga ah ee Royal foam factory.

Macmiil waxaa jirta qiimo dhimis iyo agabo kale oo siyaabo badan lagu helayo ee kafaaidayso jaaniska.

5-Dec-2021.
.

Warshada furshaanta iyo Buushka ee Royal ayaa munaasibad dhiirigalin iyo abaalmarin ah u qabatay hawl-wadeenadeedii ka h...
28/01/2021

Warshada furshaanta iyo Buushka ee Royal ayaa munaasibad dhiirigalin iyo abaalmarin ah u qabatay hawl-wadeenadeedii ka hawl galay carwada ganacsiga Somaliland , Burco.

21/01/2021

Sleep like aking.
Useexo sidii boqorka.

Waa bandhigii carwada 9aad iyo burco'
Halkan hoose waxaa idiinka muuqdaana waa shirkada Royal foam factory oo kamida shirkadaha qiimo dhimista balaadhan alaabtooda kusameeyey oo kayuu loogu jiro.

H**e ugaadh bandhig ganacsiyeedka daallo burco kaaga socda macmiil' kana faaidayso qiimo dhimistaa balaadhan.

Burco waxay marti galisay sanadkan carwo ganacsiyeedka somaliland ee sanadkiiba halka mar laqabto.Waxaa kamid ahaa ganac...
20/01/2021

Burco waxay marti galisay sanadkan carwo ganacsiyeedka somaliland ee sanadkiiba halka mar laqabto.

Waxaa kamid ahaa ganacsatidii halkaa kusoo bandhigtay ganacsiga kala duwan shirkada furshaanta iyo fadhiyada ee royal oo ah shirkad samaysa agab tayo leh oo wadanka gudihiisa lagu sameeyo.

CARWO GURI BILA oo kamida meheradaha iibiya furshaanta royal waxay macaamiisha ugu bushaaraynaysaa inay kafaaidaystaan carwo ganacsiyeedka kasocda daalo ee qiime dhimistu dhinac socoto inta lagu gudo jiro hawshaas.

Mahadsanid macamiil.

Address

Shiikh Bashiir
Burco
4493901

Telephone

+252 4 493901

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CARWO GURI BILA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share