AARKA Hargeisa

AARKA Hargeisa moome somaliland

15/11/2024

Wax ka ogow codadka maroodijeex

Guushaadu dadbay, u tahay GubashooWanaaga aad gaadhay, u GaambinayooInay Gambiyaan, usoo guntaddee''''Ka hay Gaadhkoo, k...
02/02/2023

Guushaadu dadbay, u tahay Gubashoo
Wanaaga aad gaadhay, u Gaambinayoo
Inay Gambiyaan, usoo guntaddee''
''Ka hay Gaadhkoo, ka joog Goonyaha''

''Allow ku gargaar Geyiga nabadoo
Dadkana garansii, Lib iyo Gobanimo

26/07/2022

"Qofka wax barasho iga bixiya waan u ducaynayaa Quraanka inaan dhameeyo ayaan jecelahay."Gabadh yar oo Hargeisa ku baalashaysa kabaha .

09/03/2021

Talent

Hadii aad u baahantahy buugaagtan si free ah Fadlan nala soo xidhiidh   634370711Buuxi   1 like 2 Share 3 following
22/12/2020

Hadii aad u baahantahy buugaagtan si free ah
Fadlan nala soo xidhiidh 634370711
Buuxi
1 like
2 Share
3 following

Arimaha Jacayl ka .Sariirta ayey dhinac kaga Fadhiday, isaguna markaas ayuu Guriga soo galay.Wuxuu Tukaday Laba Rakcadoo...
25/11/2020

Arimaha Jacayl ka .

Sariirta ayey dhinac kaga Fadhiday, isaguna markaas ayuu Guriga soo galay.Wuxuu Tukaday Laba Rakcadood oo Sunno ah. Markii uu ka baxay Salaadda, intuu kacay ayuu Dhinaceeda Fariistay.

Ka dib wuxuu la Booday Labadeeda Gacmood. Maxaad samaynaysaa? ayey ku tiri, Muusan jawaabin ee Hawshiisii ayuu iska watay. Faraha ku yaala Gacanteeda Midig ayuu sidaa u kala bixiyey. ka dib Xubnaha Faraha ayuu mid mid u Taabtay, Afkana wuxuu ka lahaa (Subxaanallaah, Alxamdulillaah, Allahu Akbar). Iyadoo sidii u yaaban, Wejigeedana Qosol Kalgacal ka muuqdo, ayey haddana tiri:- Maxaad samaynaysaa?. Intuu Cabbaar Wejigeeda si Dabacsan u eegay ayuu si degen ugu yiri:- Farahaaga ayaan ku Tasbiixsanayaa si Labadeenaba Ajir la inoogu Qoro.

Marka ay aragtay sida uu Wanaageeda Adduun iyo Aakhiraba uga Fikiraayo, ayaa Indhaheeda illin ka soo Daadatay. Halkaa Sujuuda ayey Dhunkasho Mac kaga siisay. Waxay ahayd Dhunkasho Illaahay uun Ogyahay meeshay ka soo go’day.

Maxaa ka Wanaagsan Kalgacalka Reerkaaga oo aad Gacantaada ku Abuurto?

Lampasa
01/11/2020

Lampasa

21/10/2020
Wasiirka Beeraha Somaliland ayaa ka laabtay heshiis uu h**e ula galay shirkad  Africa agricultural development Shiinaha ...
26/09/2020

Wasiirka Beeraha Somaliland ayaa ka laabtay heshiis uu h**e ula galay shirkad Africa agricultural development Shiinaha laga leeyahay taas oo geedka Coster-ka ka beeri lahayd banka Wajaale.

Address

Hf
Burco

Telephone

+252634613019

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AARKA Hargeisa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share