Center for Research and Conflict Management (CRCM)

Center for Research and Conflict Management (CRCM) Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Center for Research and Conflict Management (CRCM), Cadaado.

03/11/2023

Madaxweyne Isma'il Omar Gelle
Nooloow Madaxweyne aragtidaada shaamiqa ahna Allaha kuu daayo.

01/11/2023

Sxbkeey Xasan Dirshe Rooble ina Diirshe Cadda) & sxbkeygii kale Saciid Tahlil labadaba Allaha u naxariisto.
Lkn weriye Xasan Dirhse weligiis Gaalkacyo lagumana dhaawicin xitaa la iskuma deyin in la dilo. Marka arintaas iska hubi

Allaha u Naxariisto Sxbadey aan jeclaa1. Sh. Xasan Dirshe Rooble (Dirshe Cadde) & 2. Saciid Tahliil.Allaha Qabriga u nuu...
01/11/2023

Allaha u Naxariisto Sxbadey aan jeclaa
1. Sh. Xasan Dirshe Rooble (Dirshe Cadde) &
2. Saciid Tahliil.
Allaha Qabriga u nuuriyo, qaraabada, carurtooda & aniga laftigeyga samir Allaha naga siiyo.
Shalayto iyagoo salaadda maqribka soo tukaday magaalada Dhuusamareb ayaa gacmo ka xaqdarini goobohoodii ganacsiga ku dileen.

Allaha u naxariisto labadaba
Hadda waxaan ka kor taaganahay aaska qabriga Xasan Dirshe.

HAMBALYO, HAMBALYO Taliyecolenel Macallim Mahdi Aad baan kuugu hambalyeynayaa waxaana kuu rajeynayaa inaad ku guulaysati...
11/10/2022

HAMBALYO, HAMBALYO Taliye

colenel Macallim Mahdi
Aad baan kuugu hambalyeynayaa waxaana kuu rajeynayaa inaad ku guulaysatid xilka laguu magacaabay, waa mid yimid waqtigii loo baahnaa isla markaasna loo dhiibay sarkaalkii ku habboonaa.

Hambalyo Taliye,

HALKANI WAA GOOBWEYN MEESHA AY ISAGA DARAAN WEBIGA JUBBA & BADWEYNTA HINDIA 5KM AYEY DHINACA JILIB KA XIGTAA MAGAALADA K...
01/01/2020

HALKANI WAA GOOBWEYN MEESHA AY ISAGA DARAAN WEBIGA JUBBA & BADWEYNTA HINDIA 5KM AYEY DHINACA JILIB KA XIGTAA MAGAALADA KISMAAYO.

Address

Cadaado

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Center for Research and Conflict Management (CRCM) posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share