Suuqa bali bali

Suuqa bali bali Bakhaarka Qudaarta iyo Qalaylka Waxaad ka Helaysaa Qiima Macquula iyo adeeg ku raali geliya
Fadlan Horay Ugaar hadii aad Donayso Cunto Caafimaad Leh

macaamiisha sharafta leh waxaan inii soo kordhinay adeegyo cusub oo iskugu jira kuwo raashinka lagu macaaneeyo iyaga oo ...
09/08/2023

macaamiisha sharafta leh waxaan inii soo kordhinay adeegyo cusub oo iskugu jira kuwo raashinka lagu macaaneeyo iyaga oo ukordhinaya dhanadhan macaan iyo caraf saayid ah ,sidoo kale.ku shaaha .
kafaa'iidaysi wacan macamiil

12/06/2023
05/03/2023
waxaan macaamiisha sharatfa badan ugu bishaaraynaynaa in aan soo keenay adeegyo cusub oo horleh iyo qiimo ku raaligalina...
05/03/2023

waxaan macaamiisha sharatfa badan ugu bishaaraynaynaa in aan soo keenay adeegyo cusub oo horleh iyo qiimo ku raaligalinaya ,soodhowaada macaamishayada qiimaha badan

macaamiisha sharafta leh ,waxaan keenay basal qiimo jaban, jumlo iyo tafaariiqba ka faa'iidaysi wacan
12/07/2022

macaamiisha sharafta leh ,waxaan keenay basal qiimo jaban, jumlo iyo tafaariiqba ka faa'iidaysi wacan

Annaga oo tixgalinayna duruufaha bulshada haysta ,ee dhaqaale xumada  iyo sicir bararka waxaad naga helaysaan adeeg qiim...
08/06/2022

Annaga oo tixgalinayna duruufaha bulshada haysta ,ee dhaqaale xumada iyo sicir bararka waxaad naga helaysaan adeeg qiima jaban ah oo dhammaystiran .

macamiil waxaannu kuu keenay ,khudaarta noocyadeeda kala duwan, xawaajyada noockasta, dalaga dhulkeenna sida : digirta cas ,sanbuukada ,misirta ,sareenka, haruurka dhawr nooca .

khudaarta macmacaanka sida: canbaha ,batiikha ,qaraha,babayga ,liin macaanta,tufaaxa,
iyo adeegyo kale oo badan :

si aad uhesho adeeg qiima jaban laxiriir 7973242 Ama 6791154 / 6612992

29/05/2022

Welcome Suuqa Bali Bali

wixii faah faafin ah nagala soo xiriir numberada hoos ku qoran.
+2520906791154 /+2520906612992

waxaan macaamiishayada ugu bishaaraynaynaa in aan u soo kordhinay adeegyo h**e leh oo qiimo jaban ku qaadanayso . waxan ...
28/05/2022

waxaan macaamiishayada ugu bishaaraynaynaa in aan u soo kordhinay adeegyo h**e leh oo qiimo jaban ku qaadanayso .
waxan ka mid ah
qudaarta noocyadeda kala duwan.
raashinka noocaydisa kala duwan.
sharaabayada noocyadood kala duwan.
cuntooyinka caruurta oo kala duwan
waxan lagu keenaya gurigaa adigoo jooga .
ka adeeego suuqaa bali bali macmiil adigoo is dhibin.
wixii faah faafin ah nagala soo xiriir numberada hoos ku qoran.
+2520907775279 /+2520907971154

waxaan macaamiishayada ugu bishaaraynaynaa ,in aan usoo kordhinay adeegyo h**e leh oo qiimo jaban ku qaadanayso . sida c...
25/05/2022

waxaan macaamiishayada ugu bishaaraynaynaa ,in aan usoo kordhinay adeegyo h**e leh oo qiimo jaban ku qaadanayso . sida cuntooyinka fudud oo diyaarsan.

ku soo dhowow suuqa khudaarta iyo qalaylka ee balli balli
25/05/2022

ku soo dhowow suuqa khudaarta iyo qalaylka ee balli balli

Bakhaarka Qudaarta iyo Qalaylka Waxaad ka Helaysaa Qiima Macquula iyo adeeg ku raali geliya
Fadlan Horay Ugaar hadii aad Donayso Cunto Caafimaad Leh

Address

Dhahar Centre Near Xamarta
Dhahar
252

Opening Hours

Monday 05:30 - 13:30
15:00 - 23:00
Tuesday 05:30 - 13:30
15:00 - 23:00
Wednesday 05:30 - 13:30
15:00 - 23:00
Thursday 05:30 - 13:30
15:00 - 23:00
Friday 05:30 - 11:30
15:00 - 23:00
Saturday 05:30 - 13:30
15:00 - 23:00
Sunday 05:30 - 13:30
15:00 - 23:00

Telephone

+252907775279

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suuqa bali bali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share