Eng Mohamed Ali Tahliil

Eng Mohamed Ali Tahliil Waxaa laguu baarayaa macdanta qaaligaa & bara biyood yada (Gemstone & groundwater)

Waa Eng Mohamed oo idin leh jimco wacan.Waqti dheer ka bacdi.
10/04/2026

Waa Eng Mohamed oo idin leh jimco wacan.
Waqti dheer ka bacdi.

Waxaa lagu wargelinayaa ardayda daneenaysa barashada macdanta  (Mineralogy) in Tahliil gemstone and groundwater company ...
01/02/2025

Waxaa lagu wargelinayaa ardayda daneenaysa barashada macdanta (Mineralogy) in Tahliil gemstone and groundwater company ay bilaabo doonto 04/02/2025 koorso Mineralogy ah , oo deg deg ah socon doonta hal bil, lehna baraatika iyo Shahaado.

Is qoristu waxay ka socotaa Xarunta oo kutaal KM5 Soobe , lasoo xiriir 0610586060|
0 61 2731379



13/11/2023
Waxaa maanta ka qayb qaatay seminar ku saabsan โ€œ ๐—–๐—ผ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐—ฝ๐˜ ๐—ผ๐—ณ ๐—™๐—ถ๐—ฒ๐—น๐—ฑ ๐—š๐—ฒ๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜† ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—™๐—ถ๐—ฒ๐—น๐—ฑ ๐—˜๐—พ๐˜‚๐—ถ๐—ฝ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜๐˜€โ€ oo ay si wadajir ah u qa...
23/07/2023

Waxaa maanta ka qayb qaatay seminar ku saabsan โ€œ ๐—–๐—ผ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐—ฝ๐˜ ๐—ผ๐—ณ ๐—™๐—ถ๐—ฒ๐—น๐—ฑ ๐—š๐—ฒ๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜† ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—™๐—ถ๐—ฒ๐—น๐—ฑ ๐—˜๐—พ๐˜‚๐—ถ๐—ฝ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜๐˜€โ€ oo ay si wadajir ah u qabateen Kulliyadda Geosciences and Environment ee Jaamacadda Hormuud iyo Hay'adda AGN Foundation.


ู…ู† ุฃุฌูˆุงุก ู…ู‚ุฏูŠุดูˆ.Muqdisho iyo jawi qaadasho.
19/07/2023

ู…ู† ุฃุฌูˆุงุก ู…ู‚ุฏูŠุดูˆ.
Muqdisho iyo jawi qaadasho.

Sawirka dhagaxyada ugu da'da weyn ee laga helo dhulka, kuwaas oo ah gneiss, oo ah nooc ka mid ah dhagaxa metamorphic, oo...
22/07/2022

Sawirka dhagaxyada ugu da'da weyn ee laga helo dhulka, kuwaas oo ah gneiss, oo ah nooc ka mid ah dhagaxa metamorphic, oo lagu soo bandhigay Matxafka Qaranka ee Scotland, da'da labada dhagax ayaa lagu qiyaasaa (4 bilyan oo sano) oo laga helay Kanada iyo kan kale (3 bilyan oo sano). ) laga helay Scotland.
Iyadoo crystal-kii ugu da'da weynaa ee zircon lagu qiyaasay inuu jiro 4.4 bilyan sano, waxaa laga helay Australia.

ุตูˆุฑุฉ ู„ุฃู‚ุฏู… ุงู„ุตุฎูˆุฑ ุงู„ุชูŠ ูˆุฌุฏุช ุนู„ู‰ ุงู„ุฃุฑุถ ูˆู‡ู…ุง ู…ู† ู†ูˆุน ุตุฎูˆุฑ ุงู„ู†ูŠุณ ูˆู‡ูŠ ู†ูˆุน ู…ู† ุงู„ุตุฎูˆุฑ ุงู„ู…ุชุญูˆู„ุฉ ู…ุนุฑูˆุถู‡ ููŠ ุงู„ู…ุชุญู ุงู„ูˆุทู†ูŠ ุงู„ุงุณูƒุชู„ู†ุฏูŠ.ูˆูŠู‚ุฏุฑ ุนู…ุฑ ุงู„ุตุฎุฑุชูŠู† (ูคู…ู„ูŠุงุฑ ุณู†ุฉ)ูˆุฌุฏุช ููŠ ูƒู†ุฏุง ูˆุงู„ุฃุฎุฑู‰(ูฃู…ู„ูŠุงุฑ ุณู†ุฉ)ูˆุฌุฏุช ููŠ ุงุณูƒุชู„ู†ุฏุง
ู…ุน ูˆุฌูˆุฏ ุงู‚ุฏู… ุจู„ูˆุฑุฉ ู„ุนู†ุตุฑ ุงู„ุฒุฑูƒูˆู† ูŠู‚ุฏุฑ ุนู…ุฑู‡ุง ูค.ูค ู…ู„ูŠุงุฑ ุณู†ุฉ ูˆุฌุฏุช ููŠ ุงุณุชุฑุงู„ูŠุง.

24/05/2022

๐”พ๐•–๐• ๐•๐• ๐•˜๐•ช ๐ƒ๐ก๐š๐ฆ๐š๐š๐ง ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐ฌ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐๐ก๐š๐ฆ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ฌ๐š๐ซ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐ง๐ž๐ž๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐š๐š๐ง ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฅ๐ž๐ž ๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ค๐š ๐Ÿ๐š๐š๐ข๐๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐š๐œ๐š๐ง.

Eng Mohamed Ali Tahliil .

21/05/2022

Dhawaan insha Allah waxaan Soo wadaa sharaxaad Guud OO aan ka bixin doono Cilmi ga Geology ga.

19/05/2022

Dhagaxa sitiriinka (Citrine stone):-

Waa mid kamida macdanta Quartz ka.
Waxa uu ka kooban yahay kiristaalo qurux badan oo leh iftiin gaara.

Marka uu yahay midka asalka ah oo gacan ku sameeska aheen waxaa ku arki karnaa dhamaan midabada midadabka qoraxda.

Kuwa gacan kusameeska ah k**a soo muuqdaan Toddobada midab ee midabka qoraxda.

Waxa u egyahay diamond ka jaalaha , safiirka jaalaha iyo Topaz ka jaalaha ah.

Waxaa loo yaqaan magacyada kala ah :-

โ–ช๏ธŽdhagaxa nasiib ka.
โ–ช๏ธŽdhagaxa taajirka (ganacsadaha).
โ–ช๏ธŽdhagaxa macaan ka.
โ–ช๏ธŽdhagaxa diirada.

Waxaa la yaqaanay kumanaan sano ka hor waayihii h**e waxa uu ahaa mid ee yartahay helidiisa oo qaali ah.

Waxaa adeegsan jiray boqoradii Romaanka.

Hada waa mid raqiis ah sababtoo ah waa mid laga heli karo meel walba.

โ˜†Waxa uu ku sameesmaa:-

โ€ขdhagaxda dhadhaab shiileed ka.
โ€ข waxa uu kaloo xariir la leeyahay Amethystiga midabkiiso yahay violet-purple.

โ˜†sifooyinka muuqa kore (physical properties):-

~Qaabka: Prism

~ kooxda macdanta: silicate

~Xoggida: waa cad yahay

~adkaansho: 7

~ Midabka: huruud / liin

~ translucent: dahsoon

~ luster : vitreous

โ˜†Astaamaha kiimikada (chemical properties) :-

~ Tusaha dib -u -celinta : 1.54 / 1.55

~ Cufnaanta : 2.7

~ Qaabsameesanka : Hexagon/Triplex

~ isku dhiska kiimikada: silikoon dioxide.

By Eng Mohamed Ali Tahliil

20/01/2022

Goobtaan waxay ku taalaa Ethiopia gaar ahaana deegaanka Canfarta, waxaana loo yaqaanaa Albaabka Jaxiima, SUBXAANALAAH.

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252615164634

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Mohamed Ali Tahliil posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Eng Mohamed Ali Tahliil:

Share