23/04/2026
Buufinta Cayayaan ee Daryeel Pest Control waxay kuu haysaa xal degdeg ah oo lagu kalsoonaan karo!
🔥 MA KA CABANAYSAA CAYAYAAN GURIGAAGA? 🔥
🦟 Kaneeco
🪳 Baranbaro
🛏️ Tukhaan
🌾 Cayayaanada Beeraha
💨 Waxaan adeegyo buufin ka fulinaa:
🏠 Guryaha
🏢 Xafiisyada
🏫 Goobaha dadweynaha
🌾 Beeraha
✔️ Sun tayo sare leh oo waxtar leh
✔️ Shaqaale khibrad iyo xirfad leh
✔️ Natiijo la hubo oo waqti dheer socota
📞 Nala soo xidhiidh hadda:
📱 252905292974
📍 Galkacyo
👉 Meel walba iyo goor walba, waxaan kuu joognaa ilaalinta nadaafadda iyo caafimaadka deegaankaaga!