Mohamed Hanad

Mohamed Hanad Knowing your power is what creates humility not knowing your power is what creates insecurity

QISOWaxaa Jirtay Xiligii Nabiga Scw Dhacday Aayado Quraana Oo Badana Kusoo Dageen Nin la Oran Jiray “Ducma Ibnu Mubayriq...
21/02/2024

QISO
Waxaa Jirtay Xiligii Nabiga Scw Dhacday Aayado Quraana Oo Badana Kusoo Dageen
Nin la Oran Jiray “Ducma Ibnu Mubayriq” Oo Tuug Ahaa Ayaa wuxuu Xaday Dirac Dagaal Kadib Diricii Intu Qaaday Ayuu Nin Yahuudi ah Gurigisa Ku qarsaday Oo u Dhiibtay Ninkii Diraca Laga Xaday Ayaa Raadkii Soo Qaaday Qaaday Wuxu Arkay Diricii laga xaday oo Nin Yahuudi Ah Haysto Wuu Waydiyay Wuxu ku Yiri Diracaan Xagee ka Keentay Wuxu Yiri Ducma ibnu Mubayriq Ayaa ii dhiibtay
Arintii Nabiga ayay Gaartay Ninki Ducma Ahaa oo awal Diraca Soo Xaday Ilma Adeertiis aya Nabiga u Tagay Oo Ku Yiri Nabi allow ninkan Ducma Ah Waligiis waxba Ma Xadin Ilaa waagu dhashay ilaa hada Anagaa Naqaanay Waa nin Fiican Anan waxba Xadin.
Nabiga Markii Arintii Sas looga Dhaadhiciyay Ayaa Nabigu Go’aansaday Ninkii Aan Dambiga Lahayn Ee Yahuudiga ahaa in Gacanta Laga Gooyo.
Illaahay Ayaa Aayado Quraana Soo Dajiyay Oo Nabiga Lagu Canaanayo Laguna Leeyahay 👇🏻

Kitaabka Waxaan kuugu soo dajinay in Dadka Aad Cadaalad ku Xukmiso Kuwa Tuugadaana Aadan Noqon Mid U Dooda
ilaahayna Danbi Dhaaf Waydiiso Suubane
وَلَا تُجَٰدِلْ عَنِ ٱلَّذِينَ يَخْتَانُونَ أَنفُسَهُمْ ۚ إِنَّ ٱللَّهَ لَا يُحِبُّ مَن كَانَ
خَوَّانًا أَثِيمًا
Ha u doodin Nabi allow Kuwa Naftooda Khiyaamay Illaahay ma Jecla Midkasta oo Khinaayo badan Danbilawna ah

Qoladii Ninka Ilma Adeertiis ahaydna Waa La Fashilay Aadna Waa Loo Canaantay

هَا أَنْتُمْ هَؤُلَاءِ جَادَلْتُمْ عَنْهُمْ فِي الْحَيَاةِ الدُّنْيَا فَمَنْ يُجَادِلُ اللَّهَ
عَنْهُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ أَمْ مَنْ يَكُونُ عَلَيْهِمْ وَكِيلً
Kuwaan Ninka Ducma Ila Adeertiis Ahoow Ma u doodeen Qoladii Dambiila Yaasha Ahayd Aduunyada Dhexdeeda. Oo aad ku difaacdeen ood ku hagoogateen
Hadaba waa kee Kan maalinta Qiyaamo dambiila yaasha Aakhiro alle Hortiisa Kala Doodi doona Ama U Noqon Doona Illaaliye iyo Qareen

Qisadaan Waxaan Usoo Qaatay Waxaan La yaabay Ni kaan odayga Shaybka ah Oo Cimrigaas ku Jira Oo Ninkaan Dambiilaha ah Difaacaya Ku Haya Dambi Ma galin Ama U Qiil Raadinaya Wacade Qareenoow aakhiro Xisaab Adag Ayaa Ku sugaysa Hadaad Gabadhii Masaakiinta Ahayd Xaqeeda Aad duudsiiso iyo Caruurtaas Rajada Iyo Agoonta Isugu Jira Maantay Waa Aduun Berina Waa Aakhiro Yaysan Kuu Muuqan Shilimaadka Lacagta Maanta Aad Qaadanayso Ee Cadaalad Ka ahaw Kiiskaan Ama Banaanka Isaga mar

WQ/ Abdulaahi Sahal Dastuuri

Somaliya waxaanu siinaa biyo macaan laba wabi ayaa naga aada waxaa kaloo somaliya xageeda naga aada ciideena oo xaga som...
16/02/2024

Somaliya waxaanu siinaa biyo macaan laba wabi ayaa naga aada waxaa kaloo somaliya xageeda naga aada ciideena oo xaga somaliya ubida hada kabacdii waanu kajoojinaynaa in ciidayadu ay xaga somaliya ubido qudaar ayaanu somaliya udhoofinaa" ABII AXMED raysal wasaraha itobiya ayaa sidaas yiri

Barnaamik Tv ka baxayey oo tabarucaadda lagu uruuriyo ayuu weriyihii dad weynaha u soo bandhigayxaaladda bukaan u baahan...
15/02/2024

Barnaamik Tv ka baxayey oo tabarucaadda lagu uruuriyo ayuu weriyihii dad weynaha u soo bandhigay
xaaladda bukaan u baahan in lagu sameeyo qalin 150 kun oo dollar ku baxayso, bukaanka ma awoodi karin inuu lacagtaas iska bixiyo.
Weriyihii wuxuu bilaabay inuu ka jawaabo wicitaanada
dadka raba inay wax baxsadaan.
Dadka soo wacay waxaa ka mid ahaa will lagu magacaabo Maxamed kaasoo sheegay inuu bukaanka ku tabarucay Lacag 2$ ah.
Weriyihii ayaa yiri: Ma 2$ doolar oo keliya?
Wuxuu ku jawaabay: Anigu baagamundo ayaan ahay
oo ma shaqeeyo Labadaas dollar ayaa aheyd hantida keliya ee maanta aan haystay, waxaanan jecleystay inaan sadaqeysto!
Qofkii ku xigay ee barnaamijka soo wacay wuxuu
Sadaqeystay 8 Kun oo dollar wuxuuna yiri 4 kun bukaanka ayaa leh, 4 kunna Wilkii Labada dollar bixiyey hala siiyo.
Mid kale ayaa isna basaday 10 kun oo dollar wuxuuna yiri 5 kun bukaanka ayaa leh 5 kunna wiilkii labada dollar baxsaday.
Sidaa ayey ku socotay oo qof walba oo lacag baxsaday wuxu u kala qeybiyey bukaanka iyo wiilkii
labada dollar baxsaday.

Dhammaadkii barnaamijka markii la gaaray lacagtii
bukaanka qalinka loogu sameyn lahaa wey
dhameystirantay, Willkii labada dollar sadaqeystayna lacag 50 kun oo dollar ku dhaw ayuu helay.
Barnaamij kale ayaa wilkii lagu casuumay si Lacagtii uu helay loogu wareejiyo, wareysina looga qaado,
intu barnaamijku socday waxaa Tv-ga soo wacay
Tobanaan shirkadood oo raba Inay willka shaqo siiyaan.
Dulucda sheekadan waxay tahay:
Haddii aad wax sadaqeysato ILAAHAY wuxuu kuugu
badalayaa wax ka kheyr badan, wuxuuna wax kaa irsaaqayaa meel aadan fileynin. Nabigu (SC) wuxuu yiri مَا نَقَصَتْ صَدَقَةٌ مِنْ مَالٍ

Oo macnaheedu yahay sadaqo maal ma yareyso

Kiiskii saaka ka dhacay magaalada galkacyo ma ahayn kiis ku salaysnaa arin aano qabiil.Sidaan ayuu ahaa:Wuxuu ahaa khila...
15/02/2024

Kiiskii saaka ka dhacay magaalada galkacyo ma ahayn kiis ku salaysnaa arin aano qabiil.

Sidaan ayuu ahaa:

Wuxuu ahaa khilaaf soo Kala dhex galay marxuumka dhimanaya iyo ninka wax dilay kaas oo ku salaysnaa in marxuumka dhintay walaalkii allaha unaxariistee iyo gacan ku dhiigluhu isku qabsadeen wiil,kaas oo ay dhashay ninka wax dilaya gabar uu furay ayadoo uur leh markaas-na uu guursatay marxuumka dhimanaya

Qoftii dumarka ahayd ee ilmaha la isku qabsanaya dhashay ayaa sheegtay in uu dhalay ninkaan dhintay marna ay sheegtay in uu dhalay ninkaan kale ee wax dilaya halkaasna qilaaf uu ka yimid.

Halkaas arintu markay marayso ayaa labada nin waxaa lagu heshiiyay in dhiig DNA laga qaado halkaasna lagu Kala baxo ayadoo taas lagu balansan yahay ayaa arinkaa dhacay halkaasna waxaa ku dhintay labadii ruux mid ka mid ah ee wiilka isku haystay.

29/12/2023

Qof ku siray ha falanqeyn
Sababaha ha weydiin

27/09/2023

مولد النبي صلي الله عليه وسلم

I have reached 2.5K followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉
27/09/2023

I have reached 2.5K followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉

22/06/2023

Topap casri ah 🥰

Feysal Busharo Section Clothing

Hi my friends
01/11/2022

Hi my friends

23/03/2022

Happy good night 😘

Address

Jidka Shiinaha
Gaalkacyo

Telephone

+252615040676

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Hanad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Hanad:

Share