LIPS DON'T LIE

LIPS DON'T LIE Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from LIPS DON'T LIE, Business service, Woqooyi Galbeed.

06/02/2026

He lost his parents but not the hope😭

03/02/2026
War dagdag ah
01/02/2026

War dagdag ah

Warkaan wa war serrious ah. Liverpool manta iyo bari ciyaryahan in ay la waregayso waliba difaac ah wa wax aad loo hubo sida wararka leyihiin

ku dhufo si aad u aqrisato
14/11/2025

ku dhufo si aad u aqrisato

1. Sheeg sheey aad wado isagana ku wado? a. Kabaha b. Nafta 2. Wa kuma shaqsigi ugu h**eyay ee alle dar...

01/09/2025

Mr Nuux ka xaxabi hee Chelsea sidaas ayay 2 cups ku qaaday afka iska leyrinaysay lagu iloobi mayo. Chelsea fans Jiilka anigo ku hadlaya afka liverpool fans ka raali ahada miskinkan caadifad ba qaaday iyo tageranimo. U cimamada falanqeye in u noqdo ayu isku dayaya.

16/03/2025

No liverpool player in the field has show better energy. They all look tied and Newcastle deservedly scored the goal

22/02/2025

🤣🤣🤣🤣🤣🤣Dhiga arsenal dhibcaha horyalkana dhiga # malin h**e ayaan sheegay in hadaan kufno xita waxa nala tartamaya ay arsenal tahay. Bala idin dagtay wan kasexan waynay haben h**e. Waraa ma waxad idhihi rabta injury ba nagu jira. Wara hadi la dhimanayo dharerka wa la iska duwaaa. Tabartina intaas ah🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

22/02/2025

Arsenal waa kooxda kaliya ee ilaa hada aan qaadin wax koob europe ah lixda koox e ugu wayn premier league. Waan la daremaynaa xanunkas xaqiqdi😭😭😭

19/02/2025

Farqiga u dhexeyay liverpool iyo Aston villa waa nunes.bal mxu kalaso doonay.✋️

01/01/2025

Arsenal wa dadaaleysa lkn premier league ma oga🤣🤣 kaftan lee

Address

Woqooyi Galbeed

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when LIPS DON'T LIE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share