Caweys Cafe And Entertainment

Caweys Cafe And Entertainment Kusoo dhawow xaruunta madadaalada iyo cunada fudud ee Caweys

Macaamiisheena sharafta badan waxaa si toos ah nooga heli kartaan canjeero daafi nuucyo kala duwan leh misana aad umacaa...
11/11/2024

Macaamiisheena sharafta badan waxaa si toos ah nooga heli kartaan canjeero daafi nuucyo kala duwan leh misana aad umacaan

Kulankaan adag ka daawo caawa Caweys Cafe And Entertainment
10/11/2024

Kulankaan adag ka daawo caawa Caweys Cafe And Entertainment

Macaamiisheena sharafta badan xaruunteena cusub ayaan usoo guurnay cunooyinkii aad nagu taqaaneen oo kuwa cusub lagu soo...
08/11/2024

Macaamiisheena sharafta badan xaruunteena cusub ayaan usoo guurnay cunooyinkii aad nagu taqaaneen oo kuwa cusub lagu soo kordhiyayna waa diyaar ee soo dhawaada.

Kaalay nala cawee oo casho macaan cun

Macaamiisheena sharafta badan waxaa idin ogeysiineynaa in mudo 3 maalin ah aan hakad galinay shaqada maqaayada maadaama ...
06/11/2024

Macaamiisheena sharafta badan waxaa idin ogeysiineynaa in mudo 3 maalin ah aan hakad galinay shaqada maqaayada maadaama aan qorsheyneyno in aan balaarino.

Waad ku mahadsantihiin sidaa noogu xirantihiin.

Sharaf bee inoo tahay hadaa nahay bahda Caweys Cafe And Entertainment in uu nasoo booqdo musharax maayarka degmada galka...
29/08/2024

Sharaf bee inoo tahay hadaa nahay bahda Caweys Cafe And Entertainment in uu nasoo booqdo musharax maayarka degmada galkacyo Mudane Muxidiin Sheekeeye isagoona waqti kula qaatay qaar kamid ah dhalinyarada magaalada oo halkaas ku caweyneysay.

Maqaayada caweys waa goobta kaliya ee magaalada galkacyo ku taal oo ay dhalinyaradu ku caweeyaan habeenkii ayna sidoo kale tahay meel dhalinyarada magaalada ay isku arkaan oo kulmisa.

Kusoo dhawaada mar walba gacma furan saaxiibayaal.

Mudane salaad waan kugu hambalyeeneynaa xilka laguu igmaday alle hakuugu asturo.
23/08/2024

Mudane salaad waan kugu hambalyeeneynaa xilka laguu igmaday alle hakuugu asturo.

Address

Caweys Cafe And Entertainment
Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caweys Cafe And Entertainment posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share