31/07/2026
π Hambalyo 1-da Agoosto! πΈπ΄π
Shirkadda Kaamil Technician waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka reer Puntland meel kasta oo ay dunida ka joogaan, munaasabadda qiimaha badan ee 1-da Agoosto.
Waxaan idiin rajaynaynaa nabad, barwaaqo, horumar iyo midnimo waarta. Ilaahay ha sii adkeeyo wadajirka, horumarka iyo guulaha Puntland.
Hambalyo Maalinta Reer Puntland!
Guul iyo Gobannimo. ππ€π
Kaamil Technician
π 0904 511 111
"Adeeg tayo leh, kalsooni buuxda."