Get Hired Academy

Get Hired Academy This is the Official page of "Get Hired Academy"

Your Complete ‘Get Hired’ System.

From Job Seeker → To Workplace-Ready Professional

“Global Knowledge For Local People”.
📍 Based in Garowe, Somalia
📩 [email protected] | +252-904713311

🚀 VIP PRESENTATION MASTERY PROGRAM – GET HIRED ACADEMYFrom nervous speaker to powerful influencer.Ready to transform how...
05/05/2026

🚀 VIP PRESENTATION MASTERY PROGRAM – GET HIRED ACADEMY

From nervous speaker to powerful influencer.

Ready to transform how people see you in just 30 days?

Join our exclusive, high-impact program designed to elevate your confidence, communication, and leadership presence.

🎯 What You’ll Experience:
• Live, in-person sessions (4 days a week for 1 month)
• Real practice in front of 50+ audiences
• Hands-on coaching to sharpen your speaking skills
• A powerful transformation in how you present, lead, and influence

🏆 Bonus Opportunity:
After the training, step into the spotlight and compete in the VIP Speaker Championship

💡 You Will Master:
• Speaking with confidence
• Influencing any audience
• Leading meetings and presentations
• Designing powerful presentations
• Building executive presence

👥 Who Should Join:
University students, professionals, managers, team leaders, teachers, trainers, social workers, and emerging leaders.

💰 Investment:
• Students & Social Workers – $15
• Working Professionals – $20

🎖 Rewards & Recognition:

• Best Speaker Award
• Most Influential Presenter
• Certificate of Excellence
• Sponsored Prizes
• Certificate of Completion for all participants

✅ Eligibility:
• Age 20+
• Strong commitment to self-development
• Full attendance for 4 weeks
• Active participation

🔥 Why Join?
Build unshakable confidence.
Speak with clarity and impact.
Stand out and win opportunities.
Become part of a future leaders network.

📌 30 DAYS THAT CHANGE HOW PEOPLE SEE YOU

📩 Limited seats available — secure yours now.

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSd-XrzNSck0gwfh0tfEOZ78fvBJis-lAcipRzShOv8-54BCjw/viewform?usp=publish-editor

📢𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝 𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐜𝐢𝐝 𝐰𝐚𝐥𝐛𝐚 𝐋𝐚𝐡𝐚𝐲𝐧.💡𝐇𝐨𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐗𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐮𝐬𝐡𝐤𝐢𝐥𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚/ 𝐝𝐡𝐢𝐛𝐚𝐚𝐭𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚.Waa xirfad kamid ah kuwa Sanadahan Ca...
20/04/2026

📢𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝 𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐜𝐢𝐝 𝐰𝐚𝐥𝐛𝐚 𝐋𝐚𝐡𝐚𝐲𝐧.

💡𝐇𝐨𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐗𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐮𝐬𝐡𝐤𝐢𝐥𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚/ 𝐝𝐡𝐢𝐛𝐚𝐚𝐭𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚.

Waa xirfad kamid ah kuwa Sanadahan Casriga Ah Loogu doonista Badanyahay, uguna Baahida Badan.

📨Shahaado ka qaado xirfadan oo kadhig jaaniskaaga mid aad u sareeya. Oo Noqo hogaamiye uusan Ai shaqada kala wareegin.

🔓Academiyadani waxay bulshada u iftiiminaysaa halka baahida xirfada suuqu kajirto.

𝐇𝐞𝐥 𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐨 𝐂𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐇𝐞𝐞𝐫 𝐬𝐚𝐫𝐞 𝐚h

🚀 Ready to elevate your career?

Is diiwaan galintu way Furantahay, Nagalasoo xiriir Whatsapp Number ka Hoos ku lifaaqan.

📞 904 713 311

𝐉𝐎𝐎𝐆! 🛑 𝐌𝐚 𝐨𝐠𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 75% 𝐂𝐕-𝐲𝐚𝐝𝐮 𝐋𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐑𝐞𝐣𝐞𝐜𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐫 𝐢𝐧𝐭𝐚𝐚𝐧𝐚𝐲 𝐢𝐧𝐝𝐡𝐨 𝐛𝐢𝐧𝐢-𝐚𝐚𝐝𝐚𝐦 𝐚𝐫𝐤𝐢𝐧?Sababtu maaha inaadan aqoo...
13/04/2026

𝐉𝐎𝐎𝐆! 🛑

𝐌𝐚 𝐨𝐠𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 75% 𝐂𝐕-𝐲𝐚𝐝𝐮 𝐋𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐑𝐞𝐣𝐞𝐜𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐫 𝐢𝐧𝐭𝐚𝐚𝐧𝐚𝐲 𝐢𝐧𝐝𝐡𝐨 𝐛𝐢𝐧𝐢-𝐚𝐚𝐝𝐚𝐦 𝐚𝐫𝐤𝐢𝐧?

Sababtu maaha inaadan aqoon iyo xirfad lahayn. sababtu waa 𝗔𝗜 𝗙𝗶𝗹𝘁𝗲𝗿𝗶𝗻𝗴 (Nidaamka Kumbuyuutarka ee kala shaandheynta). 🤖

Sannadkan 2026, shirkadaha badankood waxay isticmaalaan barnaamijka loo yaqaan 𝗔𝗧𝗦 (𝗔𝗽𝗽𝗹𝗶𝗰𝗮𝗻𝘁 𝗧𝗿𝗮𝗰𝗸𝗶𝗻𝗴 𝗦𝘆𝘀𝘁𝗲𝗺𝘀).

Haddii ATS Kaas Uu akhrin kari waayo CV-gaaga, sida in uu leeyahay designs aad u adag, ama barnaamijyo ay adagtahy in system ku akhriyo, toos ayuu iskaga
tuuraa isagoon cidna u gudbin.

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫𝐧𝐚𝐲 𝟐𝟎𝟎 𝐨𝐨 𝐪𝐨𝐟! 🙌🎁🎈Waxaan si rasmi ah u gaarnay 200 qof oo aan tababarnay (Offline iyo Online), kuwaas oo ...
12/04/2026

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫𝐧𝐚𝐲 𝟐𝟎𝟎 𝐨𝐨 𝐪𝐨𝐟! 🙌🎁🎈

Waxaan si rasmi ah u gaarnay 200 qof oo aan tababarnay (Offline iyo Online), kuwaas oo ku baratay xarunteena xirfado kala duwan oo soft skills ah muddadii ay furneyd xaruntan.

Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan gaarnay yoolkeennii ahaa inaan 200 qof tababarno sanadkan, iyadoo wali hal bil sanadkii Nooga harsan tahay!

Inaan xirfado ku kordhinno 200 oo qof micnaheedu waa inaan dhisnay bulsho, kobcinay karti, isla markaana abuurnay fursado cusub.

Isbeddelka cusub ee Academy-adu wuxuu keeni doonaa horumar dheeraad ah, waxaana Naga go’an inaan labanlaabno saameynta iyo shaqada aan bulshada u hayno. 🚀

𝙷𝚊𝚍𝚊 𝚔𝚊𝚖𝚒𝚍 𝙽𝚘𝚚𝚘 𝚝𝚊𝚊𝚛𝚒𝚒𝚔𝚑𝚍𝚊 (𝙶𝚎𝚝 𝚑𝚒𝚛𝚎𝚍 𝙰𝚌𝚊𝚍𝚎𝚖𝚢)

⏳ 𝗠𝗮 𝗕𝗮𝗱𝗮𝗻𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗺𝗮𝘀𝗵𝗾𝘂𝘂𝗹𝗸𝗮𝗮𝗴𝘂 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗻𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗯𝗮 𝗺𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝘆𝘀𝘁𝗶𝗿𝗶 𝗹𝗮'𝗱𝗮𝗵𝗮𝘆?❌ Wakhti baa kaa baxa❌ Hawlo badan ayaad qabataa laa...
08/04/2026

⏳ 𝗠𝗮 𝗕𝗮𝗱𝗮𝗻𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗺𝗮𝘀𝗵𝗾𝘂𝘂𝗹𝗸𝗮𝗮𝗴𝘂 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗻𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗯𝗮 𝗺𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝘆𝘀𝘁𝗶𝗿𝗶 𝗹𝗮'𝗱𝗮𝗵𝗮𝘆?

❌ Wakhti baa kaa baxa
❌ Hawlo badan ayaad qabataa laakiin natiijo ma jirto
❌ Cadaadis iyo jahawareer ayaad dareemaysaa

👉 Xalku Ma aha inaad dadaal badan iyo waqti kaloo badan lumiso Ee waa inaad barato 𝗦𝗬𝗦𝗧𝗘𝗠 sax ah oo 𝐰𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐦𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚𝐧𝐚 𝐟𝐚𝐚𝐢𝐢𝐝𝐚𝐲𝐬𝐭𝐨 sida ugu haboon.

🔥 𝐆𝐄𝐓 𝐇𝐈𝐑𝐄𝐃 𝐀𝐂𝐀𝐃𝐄𝐌𝐘 waxay kuu haysaa xalkaas:

🎯 (𝐌𝐀𝐒𝐓𝐄𝐑 𝐓𝐈𝐌𝐄 𝐌𝐀𝐍𝐀𝐆𝐄𝐌𝐄𝐍𝐓 𝐓𝐑𝐀𝐈𝐍𝐈𝐍𝐆)

💡 Waxaad baran doontaa:

✔ Sida loo qorsheeyo maalintaada si cad
✔ Sida loo maamulo hawlaha & deadlines-ka
✔ Sida looga fogaado mashquulka aan faa’iidada lahayn
✔ Sida loogu badalo wax qabadkaaga wax soo saar.

🚀 𝗡𝗔𝗧𝗜𝗜𝗝𝗔𝗗𝗔:
Waxaad noqon doontaa qof nidaamsan, kalsooni leh, oo waqtigiisa maamula.

👥 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐊𝐮 𝐡𝐚𝐛𝐛𝐨𝐨𝐧𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲:

• Ardayda heer walba
• dadka Shaqo-doonka
• Shaqaalaha hada shaqeeya

📍 Goobta: 𝐆𝐄𝐓 𝐇𝐈𝐑𝐄𝐃 𝐀𝐂𝐀𝐃𝐄𝐌𝐘
⚙️Nooca: 𝐎𝐧𝐥𝐢𝐧𝐞
💻 Platform: 𝗚𝗼𝗼𝗴𝗹𝗲 𝗖𝗹𝗮𝘀𝘀𝗿𝗼𝗼𝗺
💰 Qiimaha: $2.5 𝗢𝗡𝗟𝗬

📲 Isdiiwaan geli hadda:
📞 +252 90 4713311
📧 [email protected]

⚠️ 𝐁𝐨𝐨𝐬𝐚𝐬𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐱𝐚𝐝𝐢𝐝𝐚𝐧𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧! only 25 𝐏𝐞𝐨𝐩𝐥𝐞 ayaa Loogu tala galay ugu badnaan.

🔥 𝙷𝚊 𝚜𝚞𝚐𝚒𝚗 𝚎𝚎 𝚡𝚊𝚔𝚊𝚖𝚎𝚎 𝚠𝚊𝚚𝚝𝚒𝚐𝚊𝚊𝚐𝚊 𝚔𝚊 𝚑𝚘𝚛 𝚒𝚗𝚝𝚊 𝚞𝚞𝚜𝚊𝚗 𝚠𝚊𝚚𝚝𝚒𝚐𝚞 𝚔𝚞 𝚡𝚊𝚔𝚊𝚖𝚎𝚢𝚗!

We’ve been quiet for a reason.Now you’ll see why. very soon 🌱
04/04/2026

We’ve been quiet for a reason.

Now you’ll see why. very soon 🌱

🎓 FURSAD QAALI AH – Baro Xirfadaha Isgaarsiinta (Communication Skills)! 🎓Ma rabtaa inaad noqoto qof si kalsooni leh u ha...
01/04/2026

🎓 FURSAD QAALI AH – Baro Xirfadaha Isgaarsiinta (Communication Skills)! 🎓

Ma rabtaa inaad noqoto qof si kalsooni leh u hadla, fikradihiisana si cad u gudbiya?
Course-kan (Communication Skills) wuxuu kaa caawinayaa inaad horumariso:

✅ Qaab Hadalkaaga
✅ Xirfadaha dhageysiga & fahamka dadka
✅ Isgaarsiin xirfadeed (Professional Communication)
✅ La macaamilka shaqo iyo bulsho si wax ku ool ah

📅 Maalmaha: Jimco kaliya
🧠 Duration ka: 4 jimce
⏰ Waqtiga: 6:00 PM Salada Maqrib kadib

💡MUHIIM: !! Course-ku waa FREE (BILAASH) – waxa kaliya ee lagaa rabo waa is diiwaan galin !

🎯 Ha seegin fursaddan aad ku kobcin karto xirfadahaaga oo aad ku horumarin karto mustaqbalkaaga shaqo.

📲 Si aad u is diiwaan galiso, hadda nala soo xiriir – soo raac link-ga WhatsApp-ka!

https://chat.whatsapp.com/GPuZiMvEmun0UPlpMlAHGo
Ha Seegin Fursadaan Muhiimka ah.




















𝗘𝗳𝗳𝗲𝗰𝘁𝗶𝘃𝗲 𝗖𝗼𝗺𝗺𝘂𝗻𝗶𝗰𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗮𝗻𝗱 𝗘𝗺𝗼𝘁𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗜𝗻𝘁𝗲𝗹𝗹𝗶𝗴𝗲𝗻𝗰𝗲                “𝚂𝚙𝚎𝚊𝚔 𝚂𝚖𝚊𝚛𝚝, 𝙻𝚒𝚜𝚝𝚎𝚗 𝙳𝚎𝚎𝚙𝚎𝚛”𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫𝐤𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐛𝐚𝐫𝐚...
12/10/2025

𝗘𝗳𝗳𝗲𝗰𝘁𝗶𝘃𝗲 𝗖𝗼𝗺𝗺𝘂𝗻𝗶𝗰𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗮𝗻𝗱 𝗘𝗺𝗼𝘁𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗜𝗻𝘁𝗲𝗹𝗹𝗶𝗴𝗲𝗻𝗰𝗲
“𝚂𝚙𝚎𝚊𝚔 𝚂𝚖𝚊𝚛𝚝, 𝙻𝚒𝚜𝚝𝚎𝚗 𝙳𝚎𝚎𝚙𝚎𝚛”

𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫𝐤𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐢𝐫𝐭𝐚 𝐢𝐬𝐟𝐚𝐡𝐚𝐦𝐤𝐚, 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐛𝐭𝐚 𝐚𝐡, 𝐢𝐲𝐨 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐥𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐚𝐫𝐞𝐞𝐲𝐨 𝐬𝐡𝐮𝐜𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚 𝐬𝐢 𝐱𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝 𝐥𝐞𝐡.

Waxaad baran doontaa:
💬 hufnaanta Hadalka iyo Fahamka Caqliyaysan.
🧠 Sirta Emotional Intelligence (EQ) ee dadka guuleysta
🤝 Sida loo dhiso xiriir wanaagsan iyo kalsooni bulsho

🎓 𝐘𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐅𝐚𝐚𝐢𝐢𝐝𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐚:
Ardayda jaamacaddaha, dhalinyarada doonaya horumar shaqsiyeed iyo xirfadeed, iyo cid walboo danaynaysa.

📍 Goobta: Xarunta Kaafi HR Training & Consulting Firm
🗓️ Waqtiga: 20𝙠𝙖 𝙗𝙞𝙨𝙝𝙖 10𝙖𝙖𝙙 (4:00 - 6:00) 𝙂𝙖𝙡𝙖𝙗𝙣𝙞𝙢𝙤
💺 Tiro xaddidan: 𝙆𝙖𝙡𝙞𝙮𝙖 30 𝙦𝙤𝙛 — 𝙞𝙨𝙙𝙞𝙞𝙬𝙖𝙖𝙣𝙜𝙚𝙡𝙞 𝙝𝙖𝙙𝙙𝙖!

📞 La xiriir: 0907767755

✨ Hadalka wanaagsan waa awood – baro sida loo hadlo, Loona Fahmo dadka si Caqliyaysan!

Address

Samatar Business Centre, Barxada Wayn
Garoowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Get Hired Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share