Casri Solution

Casri Solution Casri Solution is a tech company in Puntland that buys and sells phones, laptops, and other tech equipment.

We offer affordable, reliable devices and aim to make modern technology accessible to everyone.

18/01/2026
Waxaa ugu Diyaar ah Casri Solution mobile ugu danbeyay Samsung A56 5G  RAM 12 ,256GB
18/01/2026

Waxaa ugu Diyaar ah Casri Solution mobile ugu danbeyay Samsung A56 5G RAM 12 ,256GB

Shaqo Furan – Media & Sales Shirkadda Casri Solution waxay raadinaysaa qof karti leh oo buuxinaya booska Media and Sales...
24/10/2025

Shaqo Furan – Media & Sales
Shirkadda Casri Solution waxay raadinaysaa qof karti leh oo buuxinaya booska Media and Sales. Qofka guuleysta waxaa laga rabaa inuu yeesho xirfad suuqgeyn, faham guud oo ku saabsan baraha bulshada, iyo awood uu ku kobcin karo iibka shirkadda.

Shuruudaha:

Ugu yaraan Bachelor ama waayo-aragnimo la xiriirta suuqgeynta ama media.

Kartida isticmaalka baraha bulshada (Facebook, Instagram, TikTok, iwm).

Xirfad wacyigelin, ikhtiraac iyo isgaarsiin wanaagsan.

20/09/2025

Solution

16/09/2025

11promax !

04/09/2025

Mahadsanid macmilki bishi 8aad ee ku guulaystay abaalmarinti bilaha ahayd
Ku xirnaw Casri Solution si aad u noqotid guulaystaha xigah

24/08/2025

Casri Solution Waa xarun ay ku soo kordhisay
En Maryan Mohamoud Abdalle taas oo ah xarun laga heli karo noocyada kala duwan electronics iyo farsamada mobilada iyo computers ka

7610422
6741697

18/08/2025

Casri Solution waxay kuu haysaa noocyada ugu casrisan ee Electronic iyo adeeg dayactir oo dhamaystiran taas oo lagaaga furay magalada Garowe

7065511
6798359
Maryan Mohamoud Abdalle
Abshir Caynsane

10/08/2025

Ku soo dhowada Casri Solution farsamo taya leh iyo adeeg macquul ah

0907610422

Address

Garoowe
Garoowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Casri Solution posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share