Kollmax Paints

Kollmax Paints MACMIIL LA NOQO WARASHADDA SAMAYNTA RANJIGA EE KOLLMAX. QURXI GURIGAAGA IYO GOOBTAADA SHAQO.

RAMADAAN MUBAARAK DHAMMAAN UMADA ISLAAMKA MEELKASTA OO AY JOGAAN
23/03/2023

RAMADAAN MUBAARAK DHAMMAAN UMADA ISLAAMKA MEELKASTA OO AY JOGAAN

22/12/2022

Waxa ka qayb galnay bandhigii waynaa ee Puntland diaspora summit ee ka dhacay magaalada Garowe waxana kuso bandhignay wax qabadka Warshada Rajiga KOLLMAX PAINT waxana balan qaadaynaa in an si laba jibaari dono shaqada aan u hayno macaamiisheena sharafta leh

Wixi fahfahin ah waxa nagala so xiriiri kartaan number da kala ah
0905073333/ 0905072222

Ciid Mubarak dhamaan ummada soomaaliyeed!!
08/07/2022

Ciid Mubarak dhamaan ummada soomaaliyeed!!

Ciid Mubarak dhamaan!! Taqaballaahu Minaa wa minkum axsanul acmaal!! Ilaahay waxaan ka baryayaa inuu ciidan ciideeda nag...
19/07/2021

Ciid Mubarak dhamaan!! Taqaballaahu Minaa wa minkum axsanul acmaal!! Ilaahay waxaan ka baryayaa inuu ciidan ciideeda nagu wada gaarsiiyo caafimaad qab iyo cibaado suuban!! Farxad ku ciida in shaa Allah!!

04/07/2021

Kusoo dhowaada showroomka cusub ee shirkadu ka furtay magaalada garowe, gaar ahaan wadada al Nasr.. waxaad noogu imanaysaan rinji tayadiisu aad usareyso iyo qiimo aad ku qanacdaan!! Wixii macluumaad ah, fadlan nagala soo xiriira 0905073333/5072222/5071111.

Kusoo dhowaada showroomka cusub ee garowe ka furatay warshada Rinjiga ee Kollmax Paints. Kala soo xiriir 0905073333
04/07/2021

Kusoo dhowaada showroomka cusub ee garowe ka furatay warshada Rinjiga ee Kollmax Paints. Kala soo xiriir 0905073333

Sanad guuro wacan dhamaan unada soomaaliyeed!! Ilaahay waxaan ka baryeynaa inuu dalka noo Dejiyo oo dhibka iyo coladaada...
30/06/2021

Sanad guuro wacan dhamaan unada soomaaliyeed!! Ilaahay waxaan ka baryeynaa inuu dalka noo Dejiyo oo dhibka iyo coladaada naga dulqaado oo darajadaan dunida ku lahayn dib noogu soo cesho!!!

Diyaargarowga furitaanka garoonka Mire Awaare ee garowe!!
13/06/2021

Diyaargarowga furitaanka garoonka Mire Awaare ee garowe!!

Ciid Mubarak dhamaan!! Taqaballaahu Minaa wa minkum axsanul acmaal!! Farxad ku ciida in shaa Allah!!
12/05/2021

Ciid Mubarak dhamaan!! Taqaballaahu Minaa wa minkum axsanul acmaal!! Farxad ku ciida in shaa Allah!!

Rinjiga Kollmax Paints iyo garoonka kubada cagta ee Mira awaare _Garawe _Puntland _Somalia.
18/11/2020

Rinjiga Kollmax Paints iyo garoonka kubada cagta ee Mira awaare _Garawe _Puntland _Somalia.

Address

Near Sahaba
Garowe

Telephone

+252905073333

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kollmax Paints posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kollmax Paints:

Share