29/05/2026
Alxamdullilaah maanta oo ah maalinti 3'aad ee Eidka 29-May,2026. Waxaan Ud-hiya gaadhsiinay 160 qoys oo Kaamamka magaaladda Qardho ku nool.
-----
Alhamdulillah, today, the 3rd day of Eid, 29-May-2026, we delivered Udhiya meat to 160 families living in the IDP camps in Qardho, Puntland Somalia.
Thanks for everyone, thanks for all.