Mohamud Nour Jenicade

Mohamud  Nour Jenicade Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mohamud Nour Jenicade, Consulting Agency, 30th of the streets, Garowe.

Dhalinyarada maamuustay ninkaan dhalinyarada iyo ooridiisa  ee reer Garowe waxay mudan yihiin bilad sharaf.Waxaan sidoo ...
15/11/2023

Dhalinyarada maamuustay ninkaan dhalinyarada iyo ooridiisa ee reer Garowe waxay mudan yihiin bilad sharaf.
Waxaan sidoo kale leeyahay ku dayasho wacan dhalinyarad kale ee ku nool gayiga ee soomaaliya


Hambalyo Hambalyo.

Musharrax  madaxweyne  puntland  Ahmed Isse Cawad .Waa aqoon yahan  ku habboon Hoggaaminta bulshada soomaaliyeed xilliga...
14/11/2023

Musharrax madaxweyne puntland Ahmed Isse Cawad .
Waa aqoon yahan ku habboon Hoggaaminta bulshada soomaaliyeed xilligaan la joogo.

waxaa wax laga  xumaado ah in dad soomaaliyeed caafimaad u aada Dalka dibediisa sida Hindiya iyo Turkey.In ay bahal gale...
08/11/2023

waxaa wax laga xumaado ah in dad soomaaliyeed caafimaad u aada Dalka dibediisa sida Hindiya iyo Turkey.
In ay bahal galeen ku noqdaan Isla dhalinyaro soomaaliyeed turjumaan ahaan(Translator).
Weliba qaybtooda aqoon Uma laha luuqdda .
Dadka noocaas ah iska ilaaliya

24/10/2023

Doorashada Madaxweynaha puntland Goormay dhacaysaa? January mise February?

Soomaaliya allah bad-baadiyoWaxaaa wax laga naxo ah Dhalinyaradii  tacabka la galiyeey waxa ay sameeyeen.Ficilka ay same...
14/10/2023

Soomaaliya allah bad-baadiyo
Waxaaa wax laga naxo ah
Dhalinyaradii tacabka la galiyeey waxa ay sameeyeen.
Ficilka ay sameeyeen iyo argagixisada
Kooda maxaa u dhaxeeya .

14/10/2023

Wasiirka arrimaha guda soomaaliya
Waaa ilaahay mahaddi iyo fadligiis hadduu nasukay qarxin oo ilahy Naga bad-baadiyey

11/10/2023

Musharrax soomaaliya jooga waa la yaqaan hankiisee.
Kuwa kale maxay ahaayeen
Shaah iyo bariiska ay soo doonteen.

10/10/2023

Kulahaa Qaybna Shoobin ku dhammeeyey qaybna Hotelada Ku seexdaa.

Abdi farax JuxoowWaa maxay Golaha deegaanka  aad dhisi la dahayMadaxweyne  laguu saadalineyey.
03/10/2023

Abdi farax Juxoow

Waa maxay Golaha deegaanka aad dhisi la dahay
Madaxweyne laguu saadalineyey.

02/10/2023

Isimada ,Garaadada iyo Nabadoonnada waxaa leyahay doorkiina ka ciyaara.Siyaasaddan iska daaya. Dhalinyarada anshaxa xun wax ka badala.

02/10/2023

Walalayaaloow Waa maxay waxa social media yaha lala wareegayo.
Islaamaha 2023 dacwadaa maxay yihiin.

Soo Dhaweynta  Madaxweynaha From 2023 to 2028
28/09/2023

Soo Dhaweynta Madaxweynaha
From 2023 to 2028

Address

30th Of The Streets
Garowe
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamud Nour Jenicade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamud Nour Jenicade:

Share