Xalliye Group

Xalliye Group Xalliye Service

Xarunta  Xalliye service, Puntland waa mid fursad u siinaya dhalinyarada in ay helaan shaqo Abuur si ay u noqdaan awood ...
30/10/2025

Xarunta Xalliye service, Puntland waa mid fursad u siinaya dhalinyarada in ay helaan shaqo Abuur si ay u noqdaan awood samaysa isbeddel togan, bulsho ahaan iyo dhaqaale ahaan, Xarunta oo ka qayb qaadanaya abuurista suuq shaqo abuur qof kasta oo xirfadle ah,
Xalliye Service waxay dhiirri-gelineysaa abuurista dhaqaale xasiloon, maamul wanaag iyo bulsho wax soo saarta. Waxa uu ku hagayaa dhallinyarada horumarka iyadoo loo marayo hirgelinta hal abuurkooda. Ujeedka oo ah in dhalinyarada tayadooda kor loo qaado si ay u yeeshaan awood iyo xirfado ay ku xalliyaan caqabadaha nolosha ee ika dhex jira bulshadooda una abuuraan barnaamijyo waxqabad oo ku salaysaan figradahooda iyo hal-abuurradooda.

08/10/2025
Www.xalliyeservice.com
28/08/2025

Www.xalliyeservice.com

We use cookies to analyze website traffic and optimize your website experience. By accepting our use of cookies, your data will be aggregated with all other user data.

Address

Puntland
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xalliye Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share