09/03/2024
Alxamdulilaah Waxan Caawa ka Qalinjabin Doona Dugsiga Farsamada Gacanta Gabiley Faculty Solary Energy Waxaan U Mahadnaqayaa Dhamaan Maamulka Iyo Macalimiinta Dugsiga Oo Waqti Badan Geliyey Inay Soo Saaran Arday Xirfadleyaal Ah Gobolka Gabiley.
Waxaan Kale Oo Aan U Mahadnaqayaa Dhamaan Familyga Iyo Asxaabta Waxan Idin Leeyahay Allah Haydin Dhawro Dhamantin
Mahadsanidin