Aayatin Properties and Motors

Call

Aayatin Properties and Motors Ku xidhnow Aayatiin Online! Haddii aad iibinayso ama iibsanayso gaadhi, Aayatiin Online waa goobta ku habboon ee lagu kalsoonaan karo

21/11/2025

Mercedes-Benz GLC SUV
Gaadhiga dadka qadeeya

21/11/2025

Qolka Nasashada markaad sooyara daashid looma baahna inaaad maqaaxiyaha kusiidaashid halkaasaad iskaga nafisi kartaa lkn waa hadaad dadka Allah waxsiiyay tahay

18/11/2025
18/11/2025

V8

18/11/2025

Range Rover

Toyota Land Cruiser 70 Series (Short Wheel Base 3 Door➡️ Nooca: Toyota Land Cruiser 70 Series➡️ Qaabka: 3-door / Short W...
17/11/2025

Toyota Land Cruiser 70 Series (Short Wheel Base
3 Door

➡️ Nooca: Toyota Land Cruiser 70 Series
➡️ Qaabka: 3-door / Short Wheel Base (SWB)
➡️ Matoorka: V6 (waxaa ku qoran “LX V6”)
➡️ Midabka: Beige (Desert Sand) – midka ay ku caansan tahay Sahara & Off-Road
➡️ Taayirrada: Mud-Terrain offroad tires – aad ugu habboon dhulka adag
➡️ Qalabka Off-Road-ka:
Snorkel (biyaha & boodhka looga gudbo
Fender flares ballaaran
Ground clearance sare
Saqafka dambe: Spare tire + cover “Land Cruiser

17/11/2025

Cadillac Escalade!

07/10/2025

land cruiser 2025

03/10/2025

Waydinkaaa iska nafisa TOYOTA Dubai

Gaadhigani waa Toyota Noah / Voxy (kuwaas oo aad isugu eg, farqigooda udhexeeyaana uu yar yahay Noocyo badan oo isku eeg...
29/09/2025

Gaadhigani waa Toyota Noah / Voxy (kuwaas oo aad isugu eg, farqigooda udhexeeyaana uu yar yahay Noocyo badan oo isku eegbaa jira
Noocan Hada
•Nooca: Minivan / MPV (Multi-Purpose Vehicle).
•Soo saartay shirkada Toyota, Japan
•Sannadaha wax-soo-saarka: Qiyaastii 2001–2014 (jiilka 2-aad ah
•Matoorka: Inta badan wuxuu leeyahay 2.0L ama 2.4L petrol (4-cylinder).
•Gudbinta: Automatic (CVT ama 4-speed automatic).
•Dadkay qaadi karato 7–8 qof, kursi badan oo la hagaajin karo
•Faa’iidooyin keeda
•Raaxo iyo isbays balaadhan oo qoysaska iyo rakaab badan qaadi kara
•Kursiga danbe oo si fudud loogu rogi karo boorso
•Dhaqaalaha u fiican haga shidaalka iyo dayactirkooda oo fudud marka loo eego minivan-yada kale

Address

Hargeisa

Telephone

+252634394294

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aayatin Properties and Motors posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share