Faysal Sheikh

Faysal Sheikh Fadlan halkan kala soco wixii warar iyo barnaamijyo ah management in human resources

13/02/2024

Halkeeday dhigeen 👍👍

16/01/2024

Morocco maxaa ka dhacay ?
Bal iga dabageeya 🫣🫣

jandayi frazer to AbangadheWakhti walba waayihii leh dalbaw yaa ku leh 🫣🫣🫣
02/12/2023

jandayi frazer to Abangadhe

Wakhti walba waayihii leh
dalbaw yaa ku leh 🫣🫣🫣

13/10/2023

Nageeye Cali Khaliif
Abwaan Nageeye shalay markuu ka soo horjeeday masiirka reer Somaliland waxa uu xagiina ka ahaa halyay Soomaaliyeed.!

Maanta markuu Alshaab ku biiray ma waxa uu noqday nin reer Somaliland ah.

Somaliland qofka aaminsan fikirka riyadda h ee Soomaliwayn iyo fikirka Alshaab labbaduba isku meel bay ka joogaan waxayna mutaystaan xadhig.

Dhankayga walaalkay Nageeye waan kala hanwaynaa in uu maanta ka mid noqdo koox Diinta iyo dadkaba gaf wayn ka galay.

Waa hadii warku yahay sida loo dhigayo.

Address

200street
Hargeisa

Telephone

+252634194218

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faysal Sheikh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share