SOM news

SOM news 0636346040

18/11/2021

Alle ha u naxariisto Cali Ismaaciil ( Cali Gadhle) oo maanta Hargeysa ku geeriyooday.

Cali Gadhle, ayaa ka mid ahaa Ganacsatada iyo Odayaasha Muxtarimka ah ee Somaliland.

Dhammaan qoyska reer Cali Gadhle, Ilaahay samir iyo Iimaan ka siiyo Marxuumka.

Madaxwayne Biixi iyo    Gudomiye c/Raxmaan CirroAyaa codkoodi dhiibtay
31/05/2021

Madaxwayne Biixi iyo
Gudomiye c/Raxmaan Cirro
Ayaa codkoodi dhiibtay

Fairing ka timid musharaxa xisbiga wadani    CABDIKARIIN  AXMED MOOGE
30/05/2021

Fairing ka timid musharaxa xisbiga wadani
CABDIKARIIN AXMED MOOGE

Mahdi guleed Raysal wasare ku xigeenka somaaliya
30/05/2021

Mahdi guleed Raysal wasare ku xigeenka somaaliya

Saddex jeer ayaan doorashada waayay manaan cadhoonin ee kii dhacaya yaanu cadhoonin Gudoomiyaha xisbiga ucid        fays...
30/05/2021

Saddex jeer ayaan doorashada waayay manaan cadhoonin ee kii dhacaya yaanu cadhoonin
Gudoomiyaha xisbiga ucid
faysal cali waraabe

Address

0636346040
Hargeisa
4444

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOM news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share