10/12/2020
Shirkada TCC GROUP xarunteeda somaliland waxay idiinsoo kordhisay adeeg cusub oo la magac baxay “Dalxiis caafimaad “ kaas oo u sahli doona qofkii u baahan inuu caafimaad u tago dhakhaatiirta turkiga si fududna uu heli doono adeeg caafimaad iyo Dal ku galka wadanka turkey ga
shirkadu waxay wakiil u tahay in kabadan 38 isbitaal oo isugu jira taqasus gaar ah iyo kuwa guud
Adeegan waxaad ka heli kartaan :
1. Gargaar Hospital
2.Haldoor Hospital
3.Royal Care Hospital
Wixii faahfaahin ah waxaad nagala soo xidhiidhi kartaan:
Telesom: 0633900033
Somtel: 0653900033