22/12/2023
Hoggaanka ama maamulka wanaagsan waxaa lagu yaqaan shaqo daadajin, hawl kasta cid ayuu u igmadaa, cidda uu u igmaday wuu hagaa wuuna kormeeraa, marka shaqada uu qaybiyo hoos uguma soo d**o faahfaahinta hoose ee shaqada loo qabanayo, maxsuulka ayuu sugaa wixii ay khaldeena wuu saxaa si ay wax oga bartaan.
Haddii aad aragto maamul goob ka masuul ah oo waxkasta isaga/iyada laga sugayo talaabana aan la qaadi karin maqnaashahooda waa maamul khariban oo ciilay shaqaalaha halkii awood iyo kalsooni ay siin lahaayeen
Shaqaaluhu kuma dhiiradaan in ay wax khaldamay u sheegaan ama si daacadnimo ah ugu waramaan baqasho ay ka qabaan awgeed, tani waxay dhaxalsiisaa shaqaalaha in hal-abuurku ka dhinto kuna dhiiran waayaan in ay shaqo qabtaan ilaa isagu sida loo qabanayo u sheego.
Hoggaanka ama maamulka wanaagsan waxaa lagu yaqaan shaqo daadajin, hawl kasta cid ayuu u igmadaa, cidda uu u igmaday wuu hagaa wuuna kormeeraa, marka shaqada uu qaybiyo hoos uguma soo d**o faahfaahinta hoose ee shaqada loo qabanayo, maxsuulka ayuu sugaa wixii ay khaldeena wuu saxaa si ay wax oga bartaan.
Haddii aad aragto maamul goob ka masuul ah oo waxkasta isaga/iyada laga sugayo talaabana aan la qaadi karin maqnaashahooda waa maamul khariban oo ciilay shaqaalaha halkii awood iyo kalsooni uu siin lahaa.
Shaqaaluhu kuma dhiiradaan in ay wax khaldamay u sheegaan ama si daacadnimo ah ugu waramaan baqasho ay ka qabaan, tani waxay dhaxalsiisaa shaqaalaha in hal-abuurku ka dhinto kuna dhiiran waayaan in ay shaqo qabtaan ilaa isagu sida loo qabanayo u sheego.