04/06/2023
Ogaysiis HAni cake and sweets wxy ogaysiinaysa hablaha jecel barashada cake iyo macmacaan ka inay qadanayso arday kooban Baro xirfad aadku shaqaysato oo ka maran dalab cake goobtu waa burco AktooBaR isdi waan galintu way socota fiigu waa $20 mudada ladhiganaya waa 15 cisho call 0659674215