28/08/2026
π’ KAFI OFFICE RENT β Xafiis Kiro Ah oo Dhamaystiran
Ma u baahan tahay goob degan oo shaqo, kulan ama shir ah?
KAFI Office Rent ayaa kuu diyaar ah. πΌ
β
Miis & kuraas
β
Desktop Computer
β
Internet
β
Goob deggan oo bilaa buuq ah
β
Ku habboon kulan iyo shirar
β
Kiro saacado kooban ama maalin dhan
β° Kiradu waxay ka bilaabmaysaa 3 saac ilaa maalin dhamaystiran.
π° Qiimo macquul ah oo ku raali gelinaya.
π
Hadda soo dalbo / Booking-garayso saacadahaaga ama maalmahaaga inta aan laga hor dalban!
π WhatsApp: +252 63 8862978
π Goobta: Jig Jigayar, Hargeisa
KAFI OFFICE RENT