Somali media page

Somali media page Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali media page, Business Supply Service, Hargeisa.

27/02/2025
21/01/2025

Aawi dadkii suugaanta yaqaanay mee
Abawaaan Hadraawi (AUN) muxuu ula jeeday
Markuu uu lahaa

Tiro Siman sagaal tuur
Sodon keen. Sideed hoo
Wxii hadhay bal suureey ?

Bal comment ga nogu ReebπŸ‘πŸ‘

06/01/2025

munasid logu dabaladayg xeer ciise oo manta si wacan loogu
maamuusay dagmada xariirad πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘

20/12/2024

Marka ay wax yar ka qaldamaan qorshe aad mudo soo waddey waxaad ubahantahy qof inta kuu dhoolacadeya kugu dhaha.

"Waqti aan ku saxno ayaan heysanaaye ee ha ubixin"

Maheysataa qofkaas ?

Haaad
18/12/2024

Haaad

16/12/2024

Ogaas Mustafe Maxamed Ibrahim

Aabaha iyo Odayga Reerka❀️

Xeer Ciise
&&€€€

14/12/2024

Liiska Wasiirada Qaarka mid ah.

1.Cabdallaha Sandheere, Wasiirka Amniga.

2.Fuaad Axmed Nuux, Wasiirka Duulista.

3.Cabdillaahi Geeljirka, Wasiirka Wasaaradda Deegaanka.

4.Ismaaciil Ducaale Yuusuf, Wasiirka Waxbarashad.

5.Yuusuf Kayse Cabdillaahi, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Duulista Hawada.

6.Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle, wasiirka Warfaafinta.

7.Xuseen Axmed Caydiid, Wasiirka Hawlaha Guud.

8.Marwo Kaltuun Sheekh Xasan Wasiirka Qorsheynta.

9.Marwo Milgo Wasiirka Qoyska.

10.Yoonis Axmed Yoonis, Wasiirka Cadaaladda.

12.Khadar Xuseen Cabdi, Wasiirka Madaxtooyada.

13.Cabdilahi Baashe Wasiirka Diinta iyo Awqaafta.

Askarigi ugu weynaa ee madaxa adkaa ee Handarabka ahaa wuu tagayeeSidaas waxaa dhahay madaxweynihii h**e somalind MOUSE
12/12/2024

Askarigi ugu weynaa ee madaxa adkaa ee Handarabka ahaa wuu tagayee
Sidaas waxaa dhahay madaxweynihii h**e somalind MOUSE

Haayada Qaramada midoobay uqaabilsan waxbarashada, Sayniska iyo dhaqanka ee UNESCO ayaa maanta Xeer Ciise u aqoonstay Xe...
05/12/2024

Haayada Qaramada midoobay uqaabilsan waxbarashada, Sayniska iyo dhaqanka ee UNESCO ayaa maanta Xeer Ciise u aqoonstay Xeer caalami ah oo kamid xeerarka lama taabtaanka ah.

Xeerkan Ciisaha oo la aasaasay qarnigii 16aad, Qaab dhismeedka Xeerka Ciisuhu wuxu kudhisanyahay rukunno ay ugu waa waynyihiin: 1. Lix (6) Kabood. 2. Boqol iyo lixdan Dhagalay (160) 3. Saddex boqol iyo lix iyo Soddon (336) Sarood. 4. Afar boqol iyo Afar iyo Afartan ( 444) Indhal.

Bahdil Weyn Ar Aan ooyeee Albaabka ii Xeraay,Barcelona cashar lama iloobaan ayey Real gurigeeda ugusoo qortay4 gool oo Q...
26/10/2024

Bahdil Weyn Ar Aan ooyeee Albaabka ii Xeraay,Barcelona cashar lama iloobaan ayey Real gurigeeda ugusoo qortay

4 gool oo Qeybta labaad Barce waasoo laabatay,Munich iyo Real indhahooda ayey wax ku arkeen,Kulahaa Angoloti ilmahaaga iga cesho oky raali ahoow waaka celinaa aa ka dhacday

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa haatan kaga qeybgalaya Dekedda Muqdis...
25/10/2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa haatan kaga qeybgalaya Dekedda Muqdisho munaasabad lagu soo dhaweynayo Markabka ORUC REIS oo baaris ku sameynaya shidaalka Soomaaliya.

Address

Hargeisa

Telephone

+252684747219

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali media page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali media page:

Share