Samia Consultingfirm

Samia Consultingfirm Accounting and finance, Auditing, Coaching Trainings, procurement and Business strategy Consultancy.

Business Plan Short Course by Samia ConsultingfirmWhat you'll learn -------------------Write your business plan that con...
31/01/2022

Business Plan Short Course by Samia Consultingfirm

What you'll learn
-------------------
Write your business plan that contains winning business strategies
Create a strong business model for businesses like: Local services, freelancing, eCommerce, affiliate, self-branded businesses, and innovative start-ups
Step-by-step walkthroughs for writing each section of a business plan
Evaluate your target market: Is it big enough? Is it lucrative enough?
Identify the most effective monetization strategy for your business
Master business planning concepts like cash flow statement, lifetime customer value, and unit economics
Save money by not having to hire a business plan consultant or buying business plan templates.

To rigester,
Please Fill this link below.
https://forms.gle/i9zYGceipDNasSp7A
Phone:63-4092703/63-3285710

FALANQAYNTA ADFC (SWOT ANALYSIS) |SAMIACONSULTING.COM___________________________________________________________________...
26/12/2021

FALANQAYNTA ADFC (SWOT ANALYSIS) |SAMIACONSULTING.COM
_______________________________________________________________________
ADFC waxay u taagantahay A=Awoodid, D=daciifnimo, F=Fursadaha iyo C=Caqabadaha. Xisaabta waxaa loo isticmaalaa in wax lagu xisaabiyo, waxay leedahay qaacidooyin loo maro markii la isticmaalayo xisaabta noocyadeeda kalle duwan. ADFC waa nidaam ay isticmaalaan ururada haddii ay tahay shirkadaha ganacsiga iyo haayadaha noocyadooda kalle duwan. Xarfaha aan soo gaabiyay ADFC waxay u taaganyihiin sidda xarfaha ingariiska oo kalle (SWOT). Marwalbo waa muhiim in dadkeena waxwalbo afkooda hooyo ku fahmaan si loo helo bulsho leh Afkaar wanaagsan.
ADFC - waa qaacido loo maro sidda lagu ogaani karo mustaqbalka shirkadaas. Waa nidaam ay isticmaalaan kooxda maamulka shirkada, iyagoo ku cadeeynaya gudaha iyo dibadda shirkada oo saameyn ku yeelani doona qaabka ama hamdhiska mustaqbalka shirkada.
Marka aad ogaato iyo mudnaanta natiijada TADFC (SWOT), waxaad u isticmaali kartaa in aad dhisatid xeelado muddada gaaban iyo muddada-dheer ee ganacsigaaga. Qiimaha dhabta ah ee layligan waa in la isticmaalayo natiijada si loo kordhiyo saamayn wanaagsan ku yeelanayaan, ganacsiga iyo in la yareeyo qatarta soo wajihi karto shirkada.
Qaacidooyinkaas 4ta ah, A=Awoodaada, D=daciifnimo, F=Fursadaha iyo C=Caqabadaha, waa aragtida guud ee aad ku ogaani karto heerka ay marayso shaqada shirkada iyo waxa laga filani karo inay isku bedesho shirkadaas. Sidda aan wada ogsoonahay shirkadaha waxay u kalla xoog badan yihiin sidda ay ugu kalla wax soo saar badan yihiin.
Habkaan haddii aad isticmaasho waxaad la imaani kartaa xeelado iyo tayo cusub oo aad wax kaga bedeli karto daciifnimada markii horre ku qabsatay.
Samia Consultingfirm

Muhiimada Suuqgeyntu waa Kordhinta Dakhliga Iyo kor uqaadista Astaantaada ganacsi(Brand Name),Noocyada Suuqgaynta Casrig...
22/12/2021

Muhiimada Suuqgeyntu waa Kordhinta Dakhliga Iyo kor uqaadista Astaantaada ganacsi(Brand Name),
Noocyada Suuqgaynta Casriga ah
Inkastoo ay jiraan in ka badan 25 nooc oo suuqgeyn Digital ah, hadana waxaan kamid ah noocyada ugu muhiimsan:
Search Engine Optimization (SEO) ...
Social Media Marketing (SMM) ...
Content Marketing. ...
Pay-Per-Click Advertising (PPC) ...
Social Media Advertisements
Google Advertising
Email Marketing. ...
Affiliate Marketing. ...
Online Public Relations.

Nala Soo Xidhiidh si aan Kaga Caawino dhamaan Qeybaha kala duwan ee suuqgeynta Casriga ah (Digital Marketing).

Samia Consultingfirm
[email protected]
63-4092703
63-7448685

BRAND | MAGACCasriyeynta Magacu waa in macaamiishu ay ku yaqaanaan, ku xusuustaan oo ay weliba ka door bidaan badeecada ...
04/12/2021

BRAND | MAGAC
Casriyeynta Magacu waa in macaamiishu ay ku yaqaanaan, ku xusuustaan oo ay weliba ka door bidaan badeecada iyo adeeg gaaga kuwa kula loolamaya ama kuu dhigma.
Shirkadaha waaweyn waxa ay leeyihiim “ BALAN” qaad soo jiita dad ka wax gadanaya, isla markaana muujiya astaan aqoonsi gaar ah.

Tani waxa ay ka dhalataa dadaal iyo siyaabo cusub oo la hormariyo taa oo saamaysaa xiriir ka shirkada iyo macaamiisha sida wada-xiriir ka, xayeysiinta, marka adeeg aad samaynayso, goobaha ganacsiga ee macaamiisha ay yimaadaan shirkada iyo si kasta ee shirkada ama dad shirkada matala ay xiriir ula yeshaan macaamiisha.

Casriyaynta Magacu ay ka dhigi kartaa badeecada ama adeega shirka daada mid qiime sare leh, waxana ay gudbin kartaa macne buuxa.
Hadaba Si aan Kaaga Caawino Samaynta Astaanta ganacsigaaga!
Nagala soo xidhiidh:
63-4092703
[email protected]
Samia Consultingfirm

samia waa goob aad ka helayso dhamaan adeegyada kobcinaya goobtaada ganacsi iyo talabixin aad ku hormarin karto hal abuu...
19/10/2021

samia waa goob aad ka helayso dhamaan adeegyada kobcinaya goobtaada ganacsi iyo talabixin aad ku hormarin karto hal abuurkaaga!

hadaba adeegyada aad ka helaysaa waa sida geynta casriga ah, samaynta website qurux badan oo la jaanqadaya technologyada casriga ah, iyo mareynta dhaqaalaha ganacsiga iyo adeegyo kale oo badan
hadii aad u baahantahay xoq dheraada fadlan booqo website kayaga www.samiaconsulting.com

Let's Corporate with Samia ConsultingfirmThe secret of change is to focus all your energy not on fighting the old but on...
11/10/2021

Let's Corporate with Samia Consultingfirm
The secret of change is to focus all your energy not on fighting the old but on building the new.
https://samiaconsulting.com/

We enable organizations to fast forward their growth by delivering expert and innovativeDigital Marketing Solutions, Web...
29/09/2021

We enable organizations to fast forward their growth by delivering expert and innovative
Digital Marketing Solutions,
Web Design & Social Media Marketing.

Samia Consultingfirm

Instead of interrupting, work on attractingSamia Consultingfirm
21/09/2021

Instead of interrupting, work on attracting
Samia Consultingfirm

Address

Bootaan Building Floor 2
Hargeisa
26JUNE

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Samia Consultingfirm posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Samia Consultingfirm:

Share