25/03/2022
Assalaamu calykum Waraxmatu Allah. Soo dhowaada dhamaantiin.
XaragoOnline waa Online page aad ka heli doontaan adeegyo badan oo bulshada waxtar uleh.
Adeegyada hada diyaarka ah isla markaana aad soo dalban kartaan.
1- Diyaarinta Curriculum Vitae (CV yada) & Resume papers ka oo si casri ah laguugu diyaarin doono.
2- Qorista Application letters ka, Request letters ka, IWM oo luuqada English laguugu diyaarinayo iyadoo lagaa caawin doono translation ka.
Waxaan sidoo kale idiin sookordhin doona adeegyo kaloo badan insha allah.
Follow iyo share dheh Insha Allah.
Fadlan nagalaso xidhiidh WhatsApp
+252636029340
+251944180296