Osman djama iyeh

Osman djama iyeh Tell and listen

13/02/2026
13/02/2026

Jumca Mubarak

05/02/2026
Wefti Wasiiro ah Oo ka socda xukuumadda Somaliland oo gaadhey dalka Sweden.Weftigan wasiirada ah ee ka socda Jamhuuriyad...
11/06/2025

Wefti Wasiiro ah Oo ka socda xukuumadda Somaliland oo gaadhey dalka Sweden.

Weftigan wasiirada ah ee ka socda Jamhuuriyadda
Somaliland, ayaa martiqaad rasmi ah ka helay xukuumadda dalka Sweden ayaa gaadhay dalka Sweden.

Weftigan oo ay ka mid yihiin Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL Ahmed-yasiin Mohamed Farah iyo Wasiirka Wasaaradda Cadaalada JSL Yoonis Axmed Yoonis, ayaa kulan la yeeshay xubno ka tirsan Xildhibaanada golaha baarlamaanka dalkaas, oo ku qaabiley xarunta baarlamaanka Sweden.

Weftiga Somaliland iyo xubnaha baarlamaanka Sweden ayaa ka wada hadlay iskaashiga labada dal.

Weftigan ayaa la filaya intay ku sugan yihiin dalka Sweden inay kulamo la yeeshaan Xukuumadda dalka Sweden

19/04/2025
19/04/2025

Address

Sheekh Madar
Hargeisa
252

Telephone

+252634168931

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Osman djama iyeh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Osman djama iyeh:

Share