Eng Mahir Ismail Dahir

Eng Mahir Ismail Dahir businessman waxaad ka heli kartaa alaabo ku raali galiya sida kabaha,cadarada , saacadaha iyo alaabo kale oo badan

Dhaqanka Soomaalida laynta iyo xasuuqa maxasta iyo bir-ma-geydada kaleba waa gunnimo. Waxaase iyaduna gunnimo labaad ah,...
25/12/2024

Dhaqanka Soomaalida laynta iyo xasuuqa maxasta iyo bir-ma-geydada kaleba waa gunnimo. Waxaase iyaduna gunnimo labaad ah, in adiga oo faraha ku leh dhiiggii maatada aad dhaanto tumato adiga oo libin ku geeraaraya.

Arxanlaawayaasha ka amar qaata Ina Cagjar, waxa ay maanta ka geysteen deegaanka Dacawaley isaga ayey dambarsan doontaa. Dilka iyo xasuuqa ku salaysan haybta ee uu halkaas ku geystayna la isaga hadhi maayo, dhiiggooduna hadur noqon maayo.
weedhsame

Xukuumadda Somaliland oo war ka soo saartay weerarkii lagu qaaday Shacabka Dacawalay."Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ...
25/12/2024

Xukuumadda Somaliland oo war ka soo saartay weerarkii lagu qaaday Shacabka Dacawalay.

"Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha JSL Mudane Cabdalle Maxamed Carab oo ku hadlaya afka Xukuumadda waxaa uu cambaaraynayaa Xasuuqa ay degaanka Dacawaley ee Maamulka Soomalida Itoobiya ay ka geysteen Ciidamada Liyuu Booliska, kuwaas oo xasuuq u geystey dad shacab ah oo xoolo dhaqato ah, arrintaas oo ka soo horjeedda xaquuqda aadamaha iyo hanaanka Dawladnimo.

Dhinaca kale Ciidamada Liyuu Booliska ayaa Degaanka Dacawalay ka afduubay Madax-dhaqameed ka soo jeedda Somaliland, kuwaasoo halkaa u tegey ka shaqaynta Nabadda iyo daminta Colaadda halkaa ka dhacday maalmihii u danbeeyey, taasoo ah gef iyo xadgudub cad.

Wasiirka Amniga Gudaha JSL waxaa uu si xoog leh u cambaaraynayaa falalka foosha xun ee ay Degaanka Dacawalay ka geysteen Ciidmada Liyuu Booliska ee Degaanka Maamulka Soomalida Itoobiya, kuwaasoo geystey Xasuuq baahsan, masuuliyadda ka dhalatana ay qaadi doonaan.

Madaxweynaha Maamuul Soomaalidda Itoobiya, ayaa Xukuumadda Jamhuuriyadda u caddeeyey sida uu uga xun yahay falalka foosha xun ee ka dhacay Degaanka Dacawalay.

Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland waxay la xidhiidhay Dawladda Federaalka Itoobiya oo xidhiidh Nabadgelyo iyo mid siyaasadeedba ka dhexeeya Jamhuuriyadda Somaliland, waxayna Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ku wargelisay arrinta ka dhacday Degaanka Dacawalay iyo dhibaatada ay geysteen Ciidamada Liyuu Booliska, iyadoo Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland iyo Dawladda Federaalka Itoobiya maalinta beri ah wada hadal ku dhex mari doono Xadka labada Dawladood."

Waa kuma siyaasiga somaligu ?Somalidu xirfad siyaasadeed ma leedahay?Definition ka ama qeexitaanka ugu saxsan ee aynu ku...
25/10/2024

Waa kuma siyaasiga somaligu ?
Somalidu xirfad siyaasadeed ma leedahay?
Definition ka ama qeexitaanka ugu saxsan ee aynu ku qeexi karno waa kuma siyaasiga somaligu waxay tahay Siyaasiga somaligu waa nolol raadis raba wax uu isagu kaligii ku noolaado

07/05/2024

Watch, follow, and discover more trending content.

04/05/2024
Digital clock
02/05/2024

Digital clock

mobiles casriya
02/05/2024

mobiles casriya

02/05/2024

hello everyone

Full time real madrid 2:2 bayern Munich
30/04/2024

Full time real madrid 2:2 bayern Munich

Address

Hargeisa
SUUQAHOOSE

Telephone

+252634792732

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Mahir Ismail Dahir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Eng Mahir Ismail Dahir:

Share