Dayax Home Teaching & Online

Dayax Home Teaching & Online DAYAX HOME TEACHING waa goob waxbarasho oo u macallinku gurigaaga kugu baraayo casharada, amma qaab..

𝐓𝐀𝐂𝐒𝐈 :INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Maamulka iyo Dhammaan bahda DAYAX HOME TEACHING & online waxa ay tacsi u...
20/05/2025

𝐓𝐀𝐂𝐒𝐈 :

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Maamulka iyo Dhammaan bahda DAYAX HOME TEACHING & online
waxa ay tacsi u dirayaan, Qoyska, Ehelada, Qaraabada, Asxaabta, iyo Shacbiga Somaliland, Oo ay ka baxday marxuum Suqra Maxamuud Muse (AHUN) ku geeriyootay magaalada Addis Ababa taariikhdu ahayd 19/05/2025.

Sidoo kale Marxuumaddu waxa ay ka mid ahayd Waalidiinta Bahda DAYAX HOME TEACHING & Online.

Bahda D.H.T waxa ay marxuumadda ALLAH uga baryayaan in uu u naxariisto jannadana ka waraabiyo, Qoyska, Ehelada, Qaraabada, Asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee ay ka baxdayna uu samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo.

A-qani Aburaaz
CEO of DAYAX HOME TEACHING & Online

Boos bannaan.Haddii aad daneynayso kalasoo xidhiidh No. ka hoos ku xusan.
11/04/2025

Boos bannaan.

Haddii aad daneynayso kalasoo xidhiidh No. ka hoos ku xusan.

Maamulka iyo Dhammaan bahda DAYAX HOME TEACHING & online waxa ay soo dhaweynayaan Bare cusub. Bare Barkhad Cabdillaahi C...
28/05/2024

Maamulka iyo Dhammaan bahda DAYAX HOME TEACHING & online
waxa ay soo dhaweynayaan Bare cusub.
Bare Barkhad Cabdillaahi Cali
👇

Maamulka iyo Dhammaan bahda DAYAX HOME TEACHING & online waxa ay soo dhaweynayaan Bare Mukhtaar Axmed Ismaciil oo ah Bar...
13/05/2024

Maamulka iyo Dhammaan bahda DAYAX HOME TEACHING & online
waxa ay soo dhaweynayaan Bare Mukhtaar Axmed Ismaciil oo ah Bare cusub.
👇

Maamulka iyo Dhammaan bahda DAYAX HOME TEACHING & online waxa ay soo dhaweynayaan labo Bare oo cusub.Bare Axmed Yaasiin ...
10/05/2024

Maamulka iyo Dhammaan bahda DAYAX HOME TEACHING & online
waxa ay soo dhaweynayaan labo Bare oo cusub.
Bare Axmed Yaasiin Maxamed iyo Bare Jamaal Axmed Xuseen.
👇

Maamulka iyo Dhammaan bahda DAYAX HOME TEACHING & online waxa ay soo dhaweynayaan Bare cusub.Bare Layla Axmed Maxamuud. ...
01/05/2024

Maamulka iyo Dhammaan bahda DAYAX HOME TEACHING & online
waxa ay soo dhaweynayaan Bare cusub.
Bare Layla Axmed Maxamuud.
👇

Maamulka iyo Dhammaan bahda DAYAX HOME TEACHING & online waxa ay bogaadinayaan Bare Mawliid Maxamed C/Laahi oo booskii s...
14/04/2024

Maamulka iyo Dhammaan bahda DAYAX HOME TEACHING & online
waxa ay bogaadinayaan Bare Mawliid Maxamed C/Laahi oo booskii seddexaad ka shaqogaley maanta Oo bishu tahay 14Apr,2024.

Maamulka iyo Dhammaan bahda DAYAX HOME TEACHING & online waxa ay soo dhaweynayaan Bare cusub.Bare Mustafe A/Qadir Macali...
28/03/2024

Maamulka iyo Dhammaan bahda DAYAX HOME TEACHING & online
waxa ay soo dhaweynayaan Bare cusub.
Bare Mustafe A/Qadir Macalin Ismaciil.
👇

25/01/2024

Address

Hargeisa

Telephone

+252634815127

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dayax Home Teaching & Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share