Cunto Bile

Cunto Bile Ku bilaw Maalintaada " Cunto Bile "

28/07/2026

🌾 Cunto Bile & CUNTO WADANI – JIGJIGA πŸ‡ͺπŸ‡Ή

Weli ma ku dhadhamisay Cunto Bile cuntadaada?

Ku dar cuntadaada dhadhan sameeyaha dabiicigaa ee ku dooro tayo aad ku qanacdo. Kuna habboon cuntooyinka kala duwan, iyadoo ah Bilaa Kiimiko.

πŸ“¦ Dalbo maanta, isla maanta hel!

πŸ“ž 063-6688443
πŸ“ž 063-8888613
πŸ“± +251 975 742 356

25/07/2026

COMING SOON... CUNTO BILE IYO JIGJIGA πŸ‡ͺπŸ‡Ή

Wax weyn ayaa kusoo socda Jigjiga! πŸ”₯
Cunto Bile – 100% Organic, Bilaa Kimiko,
tayo sare leh iyo dhadhan saamayn cajiiba leh.

πŸ“ž Dalbo ama nala soo xidhiidh: 0975742356

10/07/2026

🌿 Maanta ma ku jimcaysatay Cunto Bile? 🌿

Jimcahaaga ka dhig mid dhadhan iyo caafimaad leh! Ku dar Cunto Bile cuntadaada si aad u hesho dhadhan dabiici ah oo macaan.

βœ… Dabiici
βœ… Dhadhan gaar ah
βœ… Ku habboon dhammaan noocyada cuntada

Cunto Bile – Dhadhanka Dabiiciga ah ee Qoys kasta. πŸ’š

28/05/2026

CUNTO BILE SOO DALBO ✌️

Eid Mubarak
28/05/2026

Eid Mubarak

πŸŒ™βœ¨ CIIDUL ADXA MUBAARAK βœ¨πŸŒ™

Shirkadda GST GROUP CO. waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ummadda Islaamka munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxa 2026.

Alle ha inaga yeelo ciidan kuwii ku gaadha nabad, bashbash, barwaaqo iyo horumar. 🀲

Waxaan idiin rajaynaynaa farxad, caafimaad iyo maalmo kheyr badan oo aad la qaadataan qoyskiinna iyo ehelkiinna.
Ciid Wanaagsan dhammaan! πŸ’›

β€œQofka aad la ciiddayso ku mention garee oo la wadaag hambalyadan πŸŽ‰β€

28/05/2026

Eid Mubarak

28/05/2026

EID Mubarak

Happy 18 may dhamaan Shacab waynaha somaliland .Farxad ku dabaal dega !
18/05/2026

Happy 18 may dhamaan Shacab waynaha somaliland .

Farxad ku dabaal dega !

15/05/2026

Tukaan kaste oo kuu dhaw waad ka helaysaa Cunto Bile fadlan h**e u gaadh

Sidoo kale booshariyada sariimada ayaad ka heli kartaa

Hada dalbo oo hel free delivery

063-8888613 / 063-6688443

13/05/2026

Cunto Bile Wali ma dhadhamisay ?

Adeegaaga yaanu ka maqnaan cunto bile

Tukaan kaste waad ka helaysa afarta daamood boorama

063-8888613 / 063-6688443

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cunto Bile posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share