Cabdi maalig siciid yuusuf miishaar

Cabdi maalig siciid yuusuf miishaar ku soo dhawoow bage mishaar

Deg Ceelafweyn Mudaharaad Xoogan Ayaa Hada Ka Socda Oo Lagu Diidan Yahay Dilka marxuumkii Shalay Lagu Dilay Deegaanka Qa...
05/02/2023

Deg Ceelafweyn Mudaharaad Xoogan Ayaa Hada Ka Socda Oo Lagu Diidan Yahay Dilka marxuumkii Shalay Lagu Dilay Deegaanka Qaloocaato Oo Hostimaada Degmada Ceelafwayn

DEG-DEG Mudaharaad Lagaga So Horjeedo DilkaMarxuun Shalay Lagu Dilay Deegaanka Qaloocaato Oo Hoostimaada Degmada Ceelafw...
05/02/2023

DEG-DEG Mudaharaad Lagaga So Horjeedo DilkaMarxuun Shalay Lagu Dilay Deegaanka Qaloocaato Oo Hoostimaada Degmada Ceelafwayn Aaya Haada Ka Bilaabmay Degmada Ceelafwayn

" Summa walaahi waxaanu la tartamaynaa ka dalka Haysta, Sadexdan Xisbina Wakhtigoodii wuu dhacay" Ururada Siyaasadda Som...
15/11/2022

" Summa walaahi waxaanu la tartamaynaa ka dalka Haysta, Sadexdan Xisbina Wakhtigoodii wuu dhacay" Ururada Siyaasadda Somaliland oo fariin Adag diray.

"Muuse waa in uu qabanqaabiyo kulan lagu soo afjarayo khilaafkan siyaasadeed ee dadkeenii kala qaybiyay, haddii kale cad...
15/11/2022

"Muuse waa in uu qabanqaabiyo kulan lagu soo afjarayo khilaafkan siyaasadeed ee dadkeenii kala qaybiyay, haddii kale cadowgeenu fursad buu helayaa"

Guddoomiye Faysal.

"Cirro Ciidamo Jufadiisa ah buu Gurigiisa ku haystaa" Wasiir Cabdilaahi Abokor.
15/11/2022

"Cirro Ciidamo Jufadiisa ah buu Gurigiisa ku haystaa" Wasiir Cabdilaahi Abokor.

“Mucaaradku hadii ay dhab ka tahay oo aanay doonayn inay doorashada ururada galaan , bal umadda iyo taageerayaashooda ha...
15/11/2022

“Mucaaradku hadii ay dhab ka tahay oo aanay doonayn inay doorashada ururada galaan , bal umadda iyo taageerayaashooda ha u sheegaan inaanay galayn doorasho ururo, waxaanan idin tusi doona yagoo galay doorashadii ururada “.

“Annagu aqoonsi ugama baahnin mucaaradka ee yagaa nooga baahan oo xafiisyadooda aanu lacag ka bixinaa, hadalkaasina waa mid ay iska yidhaahdeen ee waxba uma aragno, waa nagaa shaqeynayna “.

Wasiir Cabdilaahi Abokor Cismaan

Ururada Siyaasadda Somaliland - oo soo saaray Qodobo ku saabsan Siyaasadda dalka, waxaanay si cad u sheegeen in doorasha...
15/11/2022

Ururada Siyaasadda Somaliland - oo soo saaray Qodobo ku saabsan Siyaasadda dalka, waxaanay si cad u sheegeen in doorashada u soo horaysaa ay tahay doorashada Ururada.

Maxamuud Sulub Cabdi.

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in musharraxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro, gurigiisa ku haysto dhawr iyo sodd...
15/11/2022

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in musharraxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro, gurigiisa ku haysto dhawr iyo soddon qof oo hubaysan.

Raggan hubaysan ayaa wasiirka Hawlaha guud iyo Guriyeynta Somaliland Cabdilaahi Abokor, ku sheegay in ay yihiin Jufada Cabdiraxmaan Cirro.

Wariye Luqmaan Maxamed Faarax, oo MM ka tirsan ayuu u warramay.

SOOMAALILAND-Korodhka dhimashada Ayaa sii kor dhaya Dadka Uu Dhimaanaya Xanuunka Xummada Kaasi Oo Kaneecadu Keeno Bilihi...
14/11/2022

SOOMAALILAND-Korodhka dhimashada Ayaa sii kor dhaya Dadka Uu Dhimaanaya Xanuunka Xummada Kaasi Oo Kaneecadu Keeno Bilihii Uu Danbeyeyna Soomaaliland Ka Dilaacay

Somaliland ayaa la wareegtey degmada Boocame ee gobolka Sool oo ahayd magaalada ugu weyn ee Puntland ay gacanta kaga hay...
31/10/2022

Somaliland ayaa la wareegtey degmada Boocame ee gobolka Sool oo ahayd magaalada ugu weyn ee Puntland ay gacanta kaga haysay gobolka Sool, sida ay ku soo warramayaan weriyaasha degmadaasi.

Guutooyin ka tirsan millateriga Somaliland ayaa galay magaalada; iyada oo ciidamadii Puntland ay meelo aan ka fogayn magaalada fadhiisimo ka samaysteen.

Boocame oo Garoowe u jirta 75km ayaa kamid ah meelaha tirada yar ee gobolka Sool ee Puntland u qorshaysay in ay ka qabato doorashooyinka qof iyo cod.

 , Booyad Siday Batrool/Baasiin oo lagu alxmayey geerash ayaa qaraxday oo gaystay khasaare Naf iyo Maal ah Sida ay noo x...
25/10/2022

, Booyad Siday Batrool/Baasiin oo lagu alxmayey geerash ayaa qaraxday oo gaystay khasaare Naf iyo Maal ah

Sida ay noo xaqiijiyeen goobjoogayaal 1 qof ayaa ku dhintay halka 2 kale ku dhaawacantay Booyadaasi.

Suldaanka guud ee subeer awal oo ka qayb gali doona shirweynaha beesha garxajis wuxuu ka mid yahay Salaadiinta lagusoo m...
25/10/2022

Suldaanka guud ee subeer awal oo ka qayb gali doona shirweynaha beesha garxajis wuxuu ka mid yahay Salaadiinta lagusoo marti qaaday shirkaasi Burco ka socda.

Address

Hargeisa

Telephone

+252637146656

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdi maalig siciid yuusuf miishaar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cabdi maalig siciid yuusuf miishaar:

Share