C/shakuur Maxamed Cabdi

C/shakuur Maxamed Cabdi Aqoonyahan, Xeeldheere Rogroga Arimaha Siyaasada, Xiiseeya waxbarashada

03/01/2023

Owbare

I have reached 500 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉
31/12/2022

I have reached 500 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉

Howl gal kasta oo qabaneyso waa inaad maanka ku heysaa dadka aad la shaqeyneyso nooca ay yihiin wey adag tahay in aad ca...
01/10/2022

Howl gal kasta oo qabaneyso waa inaad maanka ku heysaa dadka aad la shaqeyneyso nooca ay yihiin wey adag tahay in aad caqbasho waxyaabaha qaar lakiiin..

14/07/2022

Deg Deg: Alle ha u naxariisto, Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey ( Aadan Siiro) ayaa ku geeriyooday dalka Hindiya oo uu muddooyonkii u dambeeyey xaalad caafimaad u joogay.

06/07/2022

Inaa wax fog aragto
Inaa waxbarato iyo
Inaa khibrad lahaataa wakhtigan lagu jiro uma fiicna caafimaadkaaga waayo looma baahna
Waxa lagu baxaa inaa iska qabow ahaato waxba eegin

03/07/2022

Hadba qofka meeshaa maamula ayuun bey dadkiisuna u eekaadaan .

02/07/2022

Ilaahay ha u naxariisto khadra daahir cige

Ragii cirada lahaa ama musdanbeedka wasaarada waxbarashada
02/07/2022

Ragii cirada lahaa ama musdanbeedka wasaarada waxbarashada

29/06/2022

Ha ahaanin mitid leysla nacey
Macangag soo taagan

28/06/2022

Waa diiniyan
Qofkasta waxa uu garanayo in la weydiiyo waxa aqoona laga daayo

Waxaan nahay makhluuq mar khaldami karee, Faynuus Raali noqo  ii noqo ii soo noqo kk
24/06/2022

Waxaan nahay makhluuq mar khaldami karee, Faynuus Raali noqo ii noqo ii soo noqo kk

23/06/2022

Abuse of power
And job security

Address

Hargeisa
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when C/shakuur Maxamed Cabdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to C/shakuur Maxamed Cabdi:

Share