07/11/2025
📢 Fursado Shaqo Haye Cleaning Service waxay soo bandhigaysaa fursad shaqo oo loogu talagalay cunto karin iyo nadaafad guri.
Shaqooyinka aad qaban doonto waxaa ka mid ah:
🍲 Cunto karinta guriga
🧽 Nadaafadda jikada
🍽 Maydhashada weelka
📞 | | 063-7879724
La Soo xidhiidh: Shaqo Haye Cleaning Company si aad uga faa’iidaysato fursaddan.