CMC Market.

CMC Market. Online Business

Kabo sandal turky ah cagtuna ay raaxo ku dareemi doonto ka dalbo hada.  . .
28/04/2022

Kabo sandal turky ah cagtuna ay raaxo ku dareemi doonto ka dalbo hada.

.
.

30/03/2020

(Public Health vs. Medicine)
(or preventive medicine vs treatment)
Kalkaaliyaha cafimaadka bulshada vs kalkaliyaha bukaanka

Maqaalkan waxaan ku eegi doonaa kuna kala saarayaa saraakiisha cafimadka anigoo mid walba doorkiisa bulshada qeexaya iyo mid walba wuxuu bulshada u qabto, maxaa inoo shaqeeya se maxaan u baahanahay in aan ka shaqaysiino.

Badankeenu waxaynu naqaanaa oo systemka cafimadkeenu ina baray dhakhaatiirta bukaan daweeya iyo kalkaaliyayaashooda, (medicine, nurse and lab tech, midwifery) inago badanaa ku baranay xarumaha cafimad ee aynu ku booqano.
Hadaba waxa jira bah kale oo ka mida cafimaadka oo doorka ugu muhiimsan ee badqabka bulshada ka qaadata door muhiima, kuwaas oo loo yaqaan KALKAALIYASHA CAFIMAADKA BULSHADA. (public health professional).

Farqiga u dhexeeya dhakhaatiirta bukaan daweeyaha iyo dhakhaatiirta bulsho daweeyaha ah.
๏ƒ˜ Public healthy: wuxuu daweeyaa bulshada oo dhan oo macnaheedu tahay ka hortag iyo kor u qaadista xaalada caafimaad ee bulshada wadanka ku nool.
๏ƒ˜ Medicine: wuxu daweeyaa shaqsiyadka halka bukaankiisu yahay hadba qofka xaalad caafimaad daro lasoo daristo.
Tusaale ahaan hadiiba xaalad caafimaad daro la soo daristo bulshada dad badan ay u jiifsadaan waxaa shaqada koowaad qabta waa public health waxaanay baadhaan hka uu xanuunkan asalkiisu ka imanayo meeshana wayka saaraan wacyigalina bulshada way la wadaagaan. Halka hadii uu macaan,dhiikar ama xanuunada kale ay lasoo darsaan shaqsiyad kooban oo bulshada ka mida ay booqdaan xarumaha cafimadka oo ay diyaar ku yihiin dhakhaatiirtu iyagoo waydiinaya calaamadaha una diraya baadhitan ugu danbayna u qoraya daawo ay kula tacalayaan shaqsiyadka gaarkaa ee buka.
Hadii aan si gaara isu dul taago kalkaaliyeyaasha caafimaadka bulshada (public health professional).
Waxay darsaan xaladaha hadba lasoo derista bulshada, waxaanay ka sameeyaan cilmi baaadhis(research) waxaanay xanunada bulshada hadba soo food saara u raadiyaan hab meeshalooga saaro ama loo yareeyo,Waxay sidoo kale ka shaqeeyaan wacyigalinta bulshada oo laf-dhabar u ah sidii bulshada loo bari lahaa khataraha caafimaad ee jira iyo sidii meesha looga saari lahaa ama loo yarayn lahaa.
Public health Waa xirfadlayaal ka shaqeeya horumarinta iyo maamulida caafimaadka waxaanay dejiyaan:
Xeerarka lagu maamuli lahaa min health post ilaa heer qaran (Public health policy).

Ugu danbayn shaqadii public health ku waa ay dayacantahay dad aan aqoonteed lahayn ayaana gacanta ku haya badan keeda taasina waxa ay inagu sababtay in uu muuqan waayo horumar iyo isbadal ku dhaca adeegyada caafimaad ee dalka, halka xilalkii dadka iyo dalka loogu shaqaynlaahaana ay noqdeen xilal siyaasadeed iyo reereed oo keentay in qof aan waxii garanayn khibradna aan lahayni uu waxbadan kharibo.
Waxaan soo jeedinynaa in xaaladan maanta lagu jiro shaqadii ay public health profesionals ku lahaayeen laga shaqaysiiyo dadkii aqoonta u laahaana ay hagaan,si aynu uga badbaadno masiibo caafimaad oo ay sababto maamul xumo caafimaad.

WQ. Cmc.
.

FARIIN CAAFIMAAD.14 MARCH 2020SIDA AYNU WADA OGSOONAHAY WAXA AY HAY'ADDA CAAFIMAADKA ADDUUNKA(WHO) KU DHAWAAQDAY IN XANU...
14/03/2020

FARIIN CAAFIMAAD.
14 MARCH 2020
SIDA AYNU WADA OGSOONAHAY WAXA AY HAY'ADDA CAAFIMAADKA ADDUUNKA(WHO) KU DHAWAAQDAY IN XANUUNKA UU KEENO CORONA VIRUS EE (COVID19) UU NOQDAY MID SAAMAYNAYA ADDUUN WAYNAHA OO DHAN(PANDEMIC).
SIDAA LA AJLIGEED WAA INAY BULSHADU FEEJIGNAATO ISLA MAR AHAANTAANA AY QAATAAN TALOOYINKA CAAFIMAAD.
ALLAH AYA MAHAD LEH.
ALLAH HA INAGA HAYO XANUUNKAA UMADDANA HAKA DULQAADO.

We wish all somali people and Muslims around the world a blessed and a happy Eid Al Adha! EID MUBARAK.
11/08/2019

We wish all somali people and Muslims around the world a blessed and a happy Eid Al Adha! EID MUBARAK.

04/08/2019

.

Breastfeeding gives children the healthiest start to life.

๐Ÿ• Start within one hour of birth.
๐Ÿ‘ถ๐Ÿป Breastfeed exclusively without food or water for the first six months.
๐Ÿ’ช๐Ÿฝ Continue together with solid foods for two years or more.

04/08/2019

.

Increasing breastfeeding could prevent 823,000 annual deaths in children under five and 20,000 annual deaths from breast cancer, WHO says.

Kor u qaadida iyo joogtaynta naasnuujintu waxay ka hortagi kartaa 823,000 oo dhimasho taasoo ku timaad caruurta ka yar shan jirka,sidoo kale waxay ka hortagi kartaa xoojinta naas nuujintu 20,000 oo dhimasho taa soo uu sababo kansarka naasaha ku dhacaa sanad kasta.
Sida ay sheegtay hayada caafimaadka aduunku WHO.

03/08/2019

.

Breastfeeding has numerous benefits for both mothers and children. It stimulates cognitive development and protects infants against diarrheal infections and pneumonia. It also decreases the risk of obesity and chronic diseases such as type II diabetes. It serves as a protection against ovarian cancer and breast cancer among nursing mothers and assists them with birth spacing.

Naasnuujintu waxa ay u leedahay faaidooyin caafimaad hooyada iyo dhalaanka ay nuujinaysaba.
Waxay ay qayb muhiima ka ciyaartaa koriinka ilmaha waxanay ka difaacdaa ilmaha xanuuno badan oo ay ka midtahay shubanka iyo xanuunada kalee faafa sida oofta.
Sidoo kale naas nuujintu waxay hoos u dhigtaa khatarta in ay hooyadu si xad dhaafa u cayisho iyo in ay ku dhacaan xanuunada lala noolaado sida macaanka noociisa labaad
Naasnuujintu waxay u tahay ka hortag kansarka ku dhaca ilmo galeenka iyo waliba ka ku dhaca naasaha sidoo kale waxay naasnuujintu ka qayb qaadataa kala korinta ubadka.

PHPA.

02/08/2019

Hal ku dhegga Sannadka : Ku Taageer Waalidka Naasnuujinta Ilamaha Goor Walba iyo Goob kasta( Empower Parents, Enable Breastfeeding now and
for Future). Gacan siinta hooyada nuujisaa ka hesho loo shaqeeyaha iyo Aabaha ilmaha waxay kordhisaa naasnuujinta habboon ( naasnuujinta badhaxa tiran lixda bilood ee u horreysa iyo sii wadista illaa 24 bilood). Hooyada shaqaysaa waxay xaq u leedahay 4 bilood oo fasax dhalmo ah iyo
mushaharkeedii oo dhamaystiran iyo saacad naasnuujin ah maalin walba muddo sanad ah sida ku cad xeerka shaqaalaha Somaliland. Haddaba aynu ku taageerno naasnuujinta ilamaha goor walba iyo goob kasta.

Family-friendly policies are particularly important for working parents. Mothers need time off from work to recover from birth and get breastfeeding off to a successful start. When a breastfeeding mother returns to work, her ability to continue breastfeeding depends on having access to breastfeeding breaks; a safe, private, and hygienic space for expressing and storing breastmilk; and affordable childcare at or near her workplace.

02/08/2019

Becoming the parent of a new baby is both a life-altering gift and an immense responsibility. This week, as countries around the world celebrate World Breastfeeding Week, PHPA,UNICEF and WHO are calling on governments and all employers to adopt family-friendly policies that support breastfeeding.

The theme of this yearโ€™s World Breastfeeding Week is โ€œEmpower Parents, Enable Breastfeeding.โ€

31/07/2019

is celebrated every year from 1 to 7 August to encourage breastfeeding and improve the health of babies around the world. It commemorates the Innocenti Declaration signed in August 1990 by government policymakers, WHO, UNICEF and other organizations to protect, promote and support breastfeeding.

Breastfeeding promotes better health for mothers and children alike. Increasing breastfeeding to near-universal levels could save more than 800 000 lives every year, the majority being children under 6 months. Breastfeeding decreases the risk of mothers developing breast cancer, ovarian cancer, type 2 diabetes, and heart disease. It is estimated that increased breastfeeding could avert 20 000 maternal deaths each year due to breast cancer.

WHO recommends exclusive breastfeeding starting within one hour after birth until a baby is 6 months old. Nutritious complementary foods should then be added while continuing to breastfeed for up to 2 years or beyond.

30/07/2019

Anagoo ah PHPA team Waxaanu eebe caafimaad taama u waydiinaynaa Dr maxamed jama dube oo qaliin galay.

ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูู…ู‘ูŽ ุฑูŽุจู‘ู‘ูŽ ุงู„ู†ูŽู‘ุงุณู ุฃูŽุฐู’ู‡ูุจู ุงู„ู’ุจูŽุฃู’ุณูŽ ุฑูŽุจู‘ูŽ ุงู„ู†ู‘ูŽุงุณู ูˆูŽุงุดู’ูู ุฃูŽู†ู’ุชูŽ ุงู„ุดู‘ูŽุงูููŠ
ู„ูŽุง ุดูููŽุงุกูŽ ุฅูู„ู‘ูŽุง ุดูููŽุงุคููƒูŽ ุดูููŽุงุกูŒ ู„ูŽุง ูŠูุบูŽุงุฏูุฑู ุณูŽู‚ูŽู…ูŽุงู‹
O Allah, Lord of the people, remove all harm, give cure, for you are the one who cures. There is no curing except Your curing โ€“ a curing that leaves no illness.

Address

Hargeisa
OMERHASHIBUILDING

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CMC Market. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to CMC Market.:

Share