Eng Khadar c dhagjar

Eng Khadar c dhagjar Farshaxan workshop rugta farsamada gacanta samaynta albaabo

farshaxan work shop
13/01/2026

farshaxan work shop

13/01/2026
qof walba wuxuu leyahay awood karti gaara oo aan la barbardhigi Karin tan dadka kale sida sakiintu u goyso timo faashkun...
22/12/2025

qof walba wuxuu leyahay awood karti gaara oo aan la barbardhigi Karin tan dadka kale sida sakiintu u goyso timo faashkuna u gooyo geed,
nolosha ayaa qof walba siisa meel uu Ku haboon yahay Iyo shaqo uu Ku muujin Karo qiimihiisa waa muhiim inaan fahano in kala duwanaanta Iyo xirfadaha ay tahay waxa nolosha Ka dhigaya mid dhamaystiran.

marka aan qiimayno dadka, waa in aan xasuusanaa in aan qofna Ku cabiri Karin awoodda qof kale. qofka manta kuu muuqda mid yar, berri wuxuu noqon karaa mid wayn oo waxbadan badala. ha yaraysan qof kale, sababtoo ah qof kastaa wuxuu leeyahay ujeeddo Iyo qiimo uu Ku gaar yahay, inla ixtiraamo dadka kale waa billawga fahanka dhabta ah EE nolosha

09/10/2025

Farshaxan production

09/10/2025
09/10/2025

#

Farshaxan
09/10/2025

Farshaxan

Address

Jigjiga Yar New Generation University
Hargeisa
ENGKHADARCDHAGJAR

Telephone

+252634222427

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Khadar c dhagjar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Eng Khadar c dhagjar:

Share