Maxamed ururiye

Maxamed ururiye Guushii uu dalku gaadhay waxanu uga mahadcelinaynaa ILLAHAY swt
Dadka,Diinta iyo Dalkaba Waddani Party Baa U Dan Ah

01/01/2026

khabiir

07/12/2025

Inantani xogtii ay inoosoo gudbisay sideedii ayay u dhacday waana la arkay
waar magaceeda soo sheega

07/12/2025
06/12/2025

Guul Somaliland

Dalka buuqa ka daaya irbad dun ma gelisaan afkuna waydin dheeryahayeSharcigana u hogaansama WABILLAHI TAWFIIQ
02/12/2025

Dalka buuqa ka daaya irbad dun ma gelisaan afkuna waydin dheeryahaye
Sharcigana u hogaansama WABILLAHI TAWFIIQ

02/12/2025

8 sano ayaan Madaxweynaha ka hoos shaqaynaayay waligii qof caddaalad darro muu farin
Wasiir Khadar.

Sawir Xusuus Gaar Ah LehMarkaad ka timaado sida kalgacaylka leh ee uu madaxweynuhu u dhuganayo dhacdooyinka ku duugan wa...
02/12/2025

Sawir Xusuus Gaar Ah Leh
Markaad ka timaado sida kalgacaylka leh ee uu madaxweynuhu u dhuganayo dhacdooyinka ku duugan wasiirka cadaaladda jsl
Wasiirku shalay wuxuu ahaa maxbuus caddaalad darro lagu xidhay maantana waxa uu masuul ka yahay wasaaradda cadaaladda Jsl
ILLAHAY baa ayaamaha ged geddiya

01/12/2025

Jsl

Address

Egal International Airport Hargeisa Road
Hargeisa

Telephone

+252633735746

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed ururiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maxamed ururiye:

Share