Qurxiyee Decoration & Painting

Qurxiyee Decoration & Painting Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qurxiyee Decoration & Painting, jigjiga yar, Hargeisa.

30/03/2025

Ciidan halkee ayey kugu soo gashay ?

Dhamaan Asxaabta ku xidhan page  iyo umada islaamka waxaan hampalyada ciida udiraynaa waxaan lee yahay ciidan ciideeda A...
29/03/2025

Dhamaan Asxaabta ku xidhan page iyo umada islaamka waxaan hampalyada ciida udiraynaa waxaan lee yahay ciidan ciideeda Alle caafimad qab iyo cibaado suuban Alle haynagu gaadhsiiyo

18/03/2025

Asc
dhamaan macaamisha nagu xidhan waxaan ogeysiinayna
mar hadii ay tahay ramadan maalmihii udanbeyey inshalah ku xigto Ciidi
in aanu page ugu soo kordhinay cidii rabta
in
lo XAYEYSIIYO
1 GANACSIGAG DHARKA
2 Ama Ganacsigaaga kale
3 Ama ubaahan in Ganacsigiisa
loogu sameeyo Logo qurux badan

iyo muuqaalo video Xayeysiisa laguugu samayn doono xilli kasta ama goorkasta ood u bahato Ugu Kaaley Qiimo raqiisa oo discoun leh

fadlan fariinta noogu reeb page ama soo Wac
Call: 63 4097221

02/11/2023

Sual?
Nebi saalax Qoomkii lo direy sheeg magacoodi?

Sheeg wax marka ay siyaadan sii naaqusa?

Habeen wanaagsan

Macmiil inaad gurigaga ama meheradaada qurxisato  ma rabta  ? Hadii ay jawabtu tahay haa ... fadlan fariin xaga hoose no...
24/08/2023

Macmiil inaad gurigaga ama meheradaada qurxisato ma rabta ? Hadii ay jawabtu tahay haa ... fadlan fariin xaga hoose nogu reeb Ama Tell 0634097221or 7205628 ama qaybta Watsapp ka

Waxana laguu samayn doona Qiima dhimis ku raali galisa

Haddii aad rabto inaad gurigaaga qurxiso ama meheradada  fadlan halkan fariin nogu reeb ama Tell 63 4097221 or 7205628
21/08/2023

Haddii aad rabto inaad gurigaaga qurxiso ama meheradada fadlan halkan fariin nogu reeb ama Tell 63 4097221 or 7205628

21/08/2023

Dhamaan walaalayga sharafta leh ee ku xidhan page kan ... marka h**e
(Soo dhawaada Gacmo furan iyo Qalbi idin jecel)
Inta cusub ee kuso biirtay iyo intii h**eba

Waxaanan leyahay Lasocda wixii cusub siina Share gareya

Dhamaan umada islaamka ah gar ahaan dadka soomaaliyeed waxaan leeyahay hampalyo hampalyo  Alle haynaga Aqbalo Soonkeeni
20/04/2023

Dhamaan umada islaamka ah gar ahaan dadka soomaaliyeed waxaan leeyahay hampalyo hampalyo Alle haynaga Aqbalo Soonkeeni

Address

Jigjiga Yar
Hargeisa
2522

Telephone

+252634097221

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qurxiyee Decoration & Painting posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qurxiyee Decoration & Painting:

Share