Ria Gold Rush Ltd

Ria Gold Rush Ltd our company provides geological consulting, exploration management and contract geological services to the global mining and exploration industry.

For more information and specific detail on what we can do for you, 1-GEOLOGICAL CONSULTING
Code-compliant mineral resource reporting (JORC, NI43-101)
Competent Person Reports (CPR) for listings (AIM, SGS, ASX, NZX, TSX)
Mineral resource estimation
Reconciliation studies (i.e. model-to-mine, -to-mill)
Laboratory audits (ISO:17025)
2-EXPLORATION SERVICES
Campaign-style, all-in management
On budget

and on time
International best practices
Project design and implementation
Personnel who get the job done right
Latest techniques and equipment
3-CONTRACT GEOLOGISTS
Highly motivated & skilled
Fill gaps in your programmers and meet your deadlines
Leave insurances, gear, payment and other overhead hassles to us
Avoid permanent employment related risks
Flexible decision making and engagement

Ceelasha shidaalka meelihii laga qoday iyo xariiqyadii cross-sections (halkaan kuma muujisna baroofaayalka: Xariiqyada o...
09/07/2025

Ceelasha shidaalka meelihii laga qoday iyo xariiqyadii cross-sections (halkaan kuma muujisna baroofaayalka: Xariiqyada oo kali ah ayaa ku yaalla). Ceelasha Puntland ee 2012/2013 tirada kuma jiraan.

Dhar Jaalle ee Isku Shuban (Puntland): Sahanka baarista dhagaxda shamiintada laga sameeyay:Safar ayaa looga soo baxay Bo...
07/07/2025

Dhar Jaalle ee Isku Shuban (Puntland): Sahanka baarista dhagaxda shamiintada laga sameeyay:

Safar ayaa looga soo baxay Boosaaso. Marka Kala-Beyrka la joogo, ayaa loo jihaystay dhanka koofur bari iyo Gobolka Karkaar, iyadoo la socday qiyaas 170 km, ayaa waxaa lagu yimid tuulada Dhar Jaale. Dhulkaas waxaa yaalla dhagaxda Karkaar, u badan limestone iyo marls. Nasiib wanaag, dhagaxdan waa intii la rabay: limestone iyo dhagax dhoobo u badan ah ee marls ee Karkaar Formation. Waxaan ka fogeynin, dhagaxdii Taleex Formation ee gypsum ka ahayd (cusbo eelo) ayaa halkan soo gaara. Namuunado laga qaaday dhagaxdan, oo la geeyay shey-baar, ayaa caddeeyay inay lee yihiin dhismihii kiimikaad ee looga baahnaa in shamiinto laga sameeyo. Waxaa laga qodi karaa meesha ceel biyood, iyo waddada oo la hagaajiyo.

Ceelashii shidaalka ee Soomaaliya laga qoday meelaha ay ku yaalaan iyo goortii la qoday. Badan kooda waa barriga, dhowr ...
07/06/2025

Ceelashii shidaalka ee Soomaaliya laga qoday meelaha ay ku yaalaan iyo goortii la qoday. Badan kooda waa barriga, dhowr ceelal ayaa badda laga qoday.

1. Qaar wax shidaal ah waa laga waayay,
2. Kuwa marka horeba waxaa loogu talo galay in lagu barto lakabyada dhulka dhex diisa sida ay isu dul saaran yihiin. Waxaa loo yaqaanaa 'stratigraphic wells'.
3. Ceelasha qaar waxaa lagu arkay xoogaa haaydro-kaarboon ah - batrool ama gaas, oo muujinaya jiritaanka shidaal aan ganacsi gali karin ama aad u yar.
4. Marna lama helin illaa hadda 2025 ceel shidaal oo soo-saari kara batrool ama gaas ganacsi gala ama mug ku filan ganacsi soo saari kara.

Marka hadda soo duceeya, oo aan rajayno ceelka dhawaan ay Turkiga ka qodi doonaan badda Soomaaliya inaan wax ka helno.
Allow aamiin. Maanta waa maalin duco oo ah Yawm Carafa.

Maxaa daahiyay soo-saarka shidaalka (batrool/gaas) ka Soomaaliya?Shidaal baarista Soomaaliya waxay billaabatay horraanta...
31/05/2025

Maxaa daahiyay soo-saarka shidaalka (batrool/gaas) ka Soomaaliya?

Shidaal baarista Soomaaliya waxay billaabatay horraanta 1950 yadii, mar kaaso dhulka jooloji-giisa la maab-gareeyay, baarista jiyo-fisikada (gravimetric, magnetic iyo seismic) la sameeyay. Waxaa jiray hawlo ka horreeyay ee la qabtay 1920-1945 kii oo ahayd baaris dhulka Soomaaliya sida u sammaysan yahay iyo baaris macdameed ee Ingiriiska iyo Talyaaniga sameeyeen. Shirkado Mareekan, Talyaani iyo Ingriis ayaa xiiso badan la soo galay baarista iyo qodidda shidaalka.

Shirkadihii ugu horreeyay waa kuwan liis kooda; ka shaqeeyay Somalia min 1950-1970 yadii horraan tooda:
1. Mobil Petroleum Company - Ameerikaan
2. Mobil Stratigraphic Wells - Ameerikaan
3. STANVAC Oil Company (Stanvac was a joint venture between Socony-Vacuum and Jersey Standard) - Ameerikaan
4. AGIP Petroleum - Talyaani
5. Elf Somalie - Faransiis
6. British Petroleum - Ingiriis
7. Sinclair Petroleum Company (Marathon, Amerada iyo Conoco) - Ameerikaan.

Dhanka Gobollada Waqooyi, dhulka Gubanka ah, waxaa baaris iyo qodid ka sammaysay, oo ugu horraysay Shirkadda Anglo-Persian Oil Company - 1920 kii. Dhab ahaan shirkaddaan waxay ahayd British Petroleum. Mar dambe waxay isu-beddeshay the Somaliland Oil Exploration Company (badan keed ay yeelatay Shell). Laga billaabo 1950-1960, isla shirkadda waxaa wada yeeshay BP-Shell. Shirkadda lagu magacaabi jiray Sinclair waxay ka koobnayd shirkadaha kala ah: Amerada, Continental iyo Ohio Oil Companies. Conoco iyadana waxay ka sammaysnayd isu-tagga shirkadaha Amerada iyo Continental iyo Ohio Oil companies, and also the Standard-Vacuum Oil Company.

Taariikhda goor tay ahayd 1970 yadii, shirkadaha xiisaha ay u qabaan inay shidaal ka baaraan Gobollada Waqooyi way yaraatay. Shaqada shidaalka ee shirkadda Gulf waxaa la wareegay Hammer Petroleum Company, saldhigiisu ahaa Houston, Texas. British Petroleum - BP waxay qodday ceelal stratigraphic ah oo gaagaaban: xeebaha Barbara iyo Gubanta: mid dherer kiisa yahay 771.15 m, saddex ceel kale, waxaa ay ka qodday Rogers Geophysical xeebaha Zaylac. Dheerer kooda wuxuu ahaa boqolaal mitir. BP-Shell waxay qodday ceel dherer kiisa ahaa 430 m. Ceelasha gaagaaban waxaa loogu talo galay inay dhulka lagu barto jooloji ahaan. Standard Vacuum Oil Company waxay qodday Dhagax Shabeel-1, Dhagax Shabeel-2 , Dhagax Shabeel-3, Las Dureh-1 iyo Biyo Dado-1, oo aan laga helin shidaal, balse muujiya oil show.

Dhinaca Gobolka Waqooyi Bari, iyo Dooxada Nogaaleed, Amerada Petroleum Company waxay ka qodday Las Anod-1 ku dhammaaday 1,800 m asagoo gaaray crystalline basement. Ceelal kale oo test wells ah ayaa laga qoday Las Anod, Buuraha Faro, Buran, Burhisso, iyo Yagoori. 1982 Shirkadda Shell waxay qodday ceel - Las Qorey-1 badda iyo ceelashii badneed ee laga qoday Dooxada: Nogal-1, Kalis-1, Yaguri-1, Burhisso-1 and Las. Anod-1.

Shaqada shidaalka waxay u wareegtay Koofurta. Ceelashii ugu horreeyay ayaa Shirkadda AGIP ka qodday Dooxada Dharoor: Sagaleh-1, Hurdiyo-1, Cotton-1 iyo Darin-1, min 1956 illaa 1961. Waxba lagma helin Dooxada Dharoor. AGIP goor dambe waxay qodday ceelka Garacad Mare-1 (badda dhexdeed). Shirkaddii Africa Oil iyo Range Resources waxay isla Dharoor ka qodeen 2 Ceel: Shabeel-1 iyo Shabeel North-1, oo labaduba shidaal laga waayay 2012-2013.
Gulf Oil Company waxay ka shaqeeyeen Koofurta Wabi Jubba iyo Xuduuda Kenya inta u dhexayso. Waxay qodday ceelasha Lag Dhera-1 iyo Lag Bissiq-1. Shell waxay qodday ceelka Faafaxdhuun.

1980 meeyadii Shirkadaha shidaalka waxay ku soo qamaameen Waqooyiga Soomaalia: Puntland iyo Somaliland, ka dib markii shidaal laga helay Yemen oo aagga Waqooyiga ay wadaagan taariikh joolojiyeed iyo istraatigaraafi. Shirkadahaan waxay la galeen Soomaaliya heshiisyo 'concession' ah. Waxaa ka mid ahaa Shirkadda Chevron, Amoco, Conoco iyo Phillips iyo ENI.

Gobollada Dhexe waxaa shaqo ka billaabay Mobil Oil - 1962-1964. Ka dib markuu baaray, ayaa uu qoday Ceelasha Stratigraphic ah ee Dusa Mareb-1 and Dusa Mareb-2, oo dherer kooda gaaray 2068 m. sannad kii 1962. Waxay gaareen, oo ceelka ku af-reebtay markuu dhaafay Cretaceous ka, Jurassikada. Waxaa soo xigay shaqadii 2 dii ceel laga qabtay 1963, oo lagu qoday Galkayo-1, iyo Galkayo-2 iyo Idole-1 iyo Bulo Burte-1.

Waxaa kale Gobollada Dhexe ka shaqaysay Shirkadda Sinclair, oo qodday Maray Asha-1 (Xarardheere ag tiisa), Gira-1 (Wisil ) iyo Hobyo-1. Waxaa kale, 1980 kii la qoday Maregh-1 (badda dhexdeeda) iyo El Cabobe-1.

Dhulka ugu badnaa ee si wanaagsan loo baaray, ceelal badan laga qoday waa dhulkaan min Baraawe illaa Warsheikh. Mudun-1, Dhobey-1, Dhobey 2, Dhobey-3, Marka-1, Qoryolei-1, Qoryolei-2, Afgoye-1, Afgoye-2, Afgoye-3, Dudumai-1 iyo Warsheikh-1. Ceelashaan dhammaan tood, waxaa qodday Sinclair. Sinclair waxaa kale ay ka qodday Jammaame-1, Oddo Alimo-1, iyo 2 labo ceel kale ee aagga Badhaadhe/Burgabo.

Gunaanad: Waxaa la sameeyay baaris saysmika ah, jiyofisikaal ah iyo ceelal badan la qoday - dhammaan shidaal laga waayay. Badan kood waa barriga. Sidaas awgeed, 2014 waxaa baaris lagu billaabay badda koofur-bari min Garacad koofur teeda illaa Raas Kaambooni. Badda qaab casri ah ayaa looga baaray shidaal: 2-D saysmika, oo muujisay qiyaas 30 bilyan oo fuusta shidaal ah. Laakiin waa qiyaas. Ka dib 3 xirmooyin oo Shirkadda Turkiga ee TPAO ka sammaysay 3-D Saymika ah, aya rajo wanaagsan muujinaya hadda. Laakiin shidaal waxaa lagu dhawaaqaa in la helay haddii ceelal la qodo, uu shidaal kana ka soo burqado. Intii taas laga gaarayo, soo duceeya Soomaaliyay!
Maxaa daahiyay:
1. Hal basin la ma fookas garaynin. Marba meel ayaa shaqo laga waday.
2. Ceelal badan ayaan gaarin hadafyada loo baahnaa in la gaaro. Micnaheed ceelasha way gaagaabnaayeen.
3. Ceelal badan ayaa laga qoday meel qalad ah.
4. Waddanka wuxuu noqday 1969 mid hantiwadaag ah oo shuuciyadda u xaglin jiray. Shirkadaha shidaalka waa Reer Galbeed. Way ka carareen.
5. Waddanka in badan ayuu galay xasilooni darro, lagu ma aamini karin maalgelin aad u weyn.
6. 40 kii sano ugu dambaysay, amniga waa liitay.

Wonderful Nature formation
15/06/2024

Wonderful Nature formation

我们在车。。
13/02/2024

我们在车。。

Limestone country, southern Spain. Cruzcampo Gran Reserva (6.4%)
19/09/2023

Limestone country, southern Spain. Cruzcampo Gran Reserva (6.4%)

Ershida Gold Rush.
28/07/2023

Ershida Gold Rush.

Working last week in the lower Paleozoic terrains of the eastern Klamath range.  Mafic and ultramafic rocks intruded by ...
24/07/2023

Working last week in the lower Paleozoic terrains of the eastern Klamath range. Mafic and ultramafic rocks intruded by Mezozoic plutons. I saw lots of cool outcrops, conifer forests, deer, snakes and bears.

11/07/2023

I have read the argument on this platform, which people were confused about the oldest rock from the three major rocks "Igneous" Sedimentary " and "Metamorphic"... That aside, who can tell us the origin of "Rock" ?

Borama Ayaan idinkà soo salaamaya!
09/07/2023

Borama Ayaan idinkà soo salaamaya!

This is a gabbro d**e intruded into dolomite forming skarn. The human doubles as scale. This is the Malmani Subgroup. Th...
05/07/2023

This is a gabbro d**e intruded into dolomite forming skarn. The human doubles as scale. This is the Malmani Subgroup. The quarry is in Pretoria, South Africa

Address

26 June
Hargeisa
252

Telephone

+447908920393

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ria Gold Rush Ltd posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ria Gold Rush Ltd:

Share