25/02/2026
Maaro reality waxan bixina adeegyo kala duwan oo business solutions ah. Waxaan diiradda saarnaa casriyaaynta hab Maamulka ganacsiyada iyo hantida macaamiisha anagoo adeegsanayna teknoolojiyadda casriga ah.Waxaan u adeegna shirkado iyo hay’ado kala duwan.