KAABE Stationery

KAABE Stationery Hema Books Agent - Stationery and Office Supplies

05/10/2025

🎉 Hambalyo Maalinta Macallinka Adduunka – Kaabe Stationery 🎉

"Macallin waa ilays, qalinkuna waa iftiinkiisa!" ✨✍🏽
Adduunyada oo dhan maanta waxay u dabaaldegaysaa halyeyada aqoonta — Macallimiinta!

Anaga oo ah Kaabe Stationery and School Supplies,
waxaan u diraynaa hanbalyo iyo mahadnaq qalbi furan dhammaan bahda barayaasha —
kuwa subax kasta u toosa sidii ay maskax cusub u dhisi lahaayeen,
kuwa qalinka, buugga, iyo kalgacalka ugu hibeeya ardayda mustaqbalka.

Macmiil ku soo dhawoow Kaabe Stationery. U door ilmahaaga shandad tayo iyo bilic leh.
18/07/2025

Macmiil ku soo dhawoow Kaabe Stationery. U door ilmahaaga shandad tayo iyo bilic leh.

𝐤𝐮 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐬𝐢𝐢 𝐂𝐚𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐠𝐚𝐛 𝐜𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡.contact us  WhatsApp 63 8888837 Cal 63 8888837
25/03/2025

𝐤𝐮 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐬𝐢𝐢 𝐂𝐚𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐠𝐚𝐛 𝐜𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡.
contact us
WhatsApp 63 8888837 Cal 63 8888837

15/01/2025
15/01/2025

Balloons in all colours.

Address

Cosob Play Ground, West Masallah, Ahmed Dhagah
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KAABE Stationery posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share