Maydhane Accountant

Maydhane Accountant Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maydhane Accountant, Financial Consultant, Hargeisa.

Accountant | Financial Crime & AML Advocate
Dedicated to helping businesses identify fraud risks, enhance internal controls, and foster a culture of compliance and accountability.
πŸ“ž +252 63 4854401

03/08/2026

Guusha Macmiilka βœ¨πŸ“Œ

Tani waa sheekada guusha mid ka mid ah ganacsiyada aan kala shaqeeyay hagaajinta Xisaabta.

Hadaba hadii aad u doonayso ganacsigaaga isbedalkan oo kale hada ila soo xidhiidh

Wathsapp 252 63 8009507

22/07/2026

Accountingka sii rar

04/07/2026

Sirta Guusha Apple

Muuqaalkan waxaan ku eegaynaa sida waaxda xisaabaadka ee Apple ay gacan weyn uga geysato horumarka iyo faa'iidada shirkadda. Haddii aad tahay ganacsade ama arday barta xisaabaadka, kani waa cashar aadan seegi karin.

Daawo muuqaalka ilaa dhamaadka, hana iloobin inaad Like iyo Follow taabato mahadsanid! πŸ“ˆ

Hashtags:

Waxaan ahay Jimcaale MaydhaneAfartii sano ee u dambeeyay waxaan ahaa xisaabiye ka  soo shaqeeyay dhamaan noocyada kala d...
21/06/2026

Waxaan ahay Jimcaale Maydhane

Afartii sano ee u dambeeyay waxaan ahaa xisaabiye ka soo shaqeeyay dhamaan noocyada kala duwan ee ganacsiga ( Merchandise , Service iyo Manufacturing ), sidoo kale mudadaaa waxaan ahaa sarkaal ka tirsan wasaarada horumarinta maaliyada , intaa waxa dheer inaan ka shaqeeyay shirkadaha cargo ga iyo clearenceka. Khibradahaasi waxay i dhaxalsiiyeen fahan qoto dheer oo la xidhiidha suuqa ganacsiga , cashuuraha , rarka alaabaha dibada laga keeno iyo khalisaada kastamyada.

Waxaan ogaaday in ganacsiyada badidoodu ku bixiyaan soo dejinta alaabta kharash ka badan intii ay ahayd inay bixiyaan hadaba anigoo metelaya shirkada Hilaac Logistics waxaaan kaa caawin karnaa inuu kuu baaqdo kharash badan oo alaab soo dhoofsiga kaaga bixi lahaa , adigoo helaya noolka (freightka) ugu jaban iyo cashuurta ugu macquul san. Waxaad iisoo diri kartsa fariin toos ah ama igala soo xidhiidhi kartaa numberada profileka saaran.

18/06/2026

Maxay u tahay muhiim in la isticmaalo "Remarks" marka la diwaangalinayo dhacdooyinka xisaabeed ?

Nidaam kasta oo xisaabeed (Accounting System) wuxuu u baahan yahay hufnaan. Marka aad ku darto faallo (Note/Remark) macaamil kasta (Transaction), waxaad helaysaa faa'iidooyinkan:

πŸ” Caddayn Buuxda: Qof kasta oo dib u eega nidaam xisaabeedku wuxuu si fudud u fahamayaa ujeeddada dhacdadaas.

πŸ•’ Badbaadin Waqti: Uma baahnid inaad dib u xasuusato "dhacdadani maxay ahayd?" 6 bilood ka dib.

πŸ›‘οΈ Diyaar-garowga Hantidhawrka: Waxay yaraysaa khaladaadka iyo shakiga marka la baarayo xisaabta.

Haddaba, ku dadaal inaad maanta naftaada u fududayso shaqada adoo qoraya faallo kooban oo cad markaad diwaangelinayso dhacdooyinka xisaabeed.

24/05/2026

Dunida maanta ee dhijitaalka ah, tartanka ugu weyn ee ka dhaxeeya shirkadaha maaha kaliya tayada alaabta, waa xawaaraha. Ganacsiga ugu fal-celinta dhow, ugu gaadhsiinta dhow, uguna jawaabta dhow ayaa ku guuleysanaya kalsoonida macmiilka.

Haddii nidaamkaaga adeeg-bixinta ama warcelintu gaabis yahay, waxaad lumimaysaa macmiilkaaga.

Chatgbt baan weydiiyay inuu imtixaan iga qaado gaar ahaan imtixaanka shahaadada caalamiga ah ee Internal Auditka ama han...
23/05/2026

Chatgbt baan weydiiyay inuu imtixaan iga qaado gaar ahaan imtixaanka shahaadada caalamiga ah ee Internal Auditka ama hanti dhawrka gudaha ee CIA - Certified Internal Auditor, 10 su'aalood oo ka mid ah su'aalihii u dambeeyay ee Part 1 lagu keenay buu ii soo xulay. Waxa cajiib ah anigoon wax diyaar garaw ah samayn in Scorekaygu 10/10 noqday.

16/02/2026

Bangiyadu marka aynu Akoonadeena lacag dhigano waxa ay u diwaan geliyaan as credit. Sababtu waa tan .

11/02/2026

Cabsida qofku ka qabo inuu waayo lacagta uu haysto ayaa ka wayn farxada uu ka helo inuu lacag sameeyo.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maydhane Accountant posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share