Hormuud Cctv

Hormuud Cctv Ku soo dhawoow xarunta Hormuud Cctv camera and security system

Mid ka mida ganacsiyada suuqa WAAHEEN ee Hargeisa ayaynu ku Soo xidhaynaa CCTV CAMERA.Macmiil ku xidho gurigaaga ama goo...
01/03/2026

Mid ka mida ganacsiyada suuqa WAAHEEN ee Hargeisa ayaynu ku Soo xidhaynaa CCTV CAMERA.

Macmiil ku xidho gurigaaga ama goobtaada ganacsi camerada qarsoon.

"Amaankaagu waa "masuuliyadaayada".

Hormuud CCTV Camera – Ammaankaaga Waa Mudnaantayada!Waxaan kuugu talagalnay adeegga CCTV Camera oo casri ah si aad u ila...
14/03/2025

Hormuud CCTV Camera – Ammaankaaga Waa Mudnaantayada!

Waxaan kuugu talagalnay adeegga CCTV Camera oo casri ah si aad u ilaaliso:
✅ Gurigaaga – Xasilooni iyo badbaado 24/7
✅ Ganacsigaaga – Kormeero shaqaalaha iyo macaamiisha
✅ Xafiisyada & Goobaha Muhiimka ah – Xaqiiji amnigaaga

Maxaad u dooranaysaa Hormuud CCTV Camera?
✔️ Tayada Sare – HD & Night Vision
✔️ Rakibaad Xirfad Leh – Ku rakib si degdeg ah
✔️ Qiime Jaban – La jaanqaad miisaaniyaddaada
✔️ Taageero Joogto ah – Farsamo yaqaanno khibrad leh

Dareen xasilloon & ammaan joogto ah – La Xiriir Hormuud CCTV Camera Maanta!
☎️ (063-3611069/0636638232)

Waxaanu ka shaqaynaa dhamaan gobolada Somaliland.

25/01/2025

Ku soo dhawaada xarunta Hormuud Cctv oo ka shaqaysa xidhista iyo cilad saarista noocyada camerada-ha ilaalada goobaha ganacsi,waxbarasho IWM

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hormuud Cctv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share