15/03/2026
Dhamaan Ardayda iyo Shaqaalaha Hay’addaha Dawladda, Hay’addaha caalamiga iyo maxaliga ah iyo ardayda Jaamacaddaha ka baxaya waxa la ogaysiinayaa in Hay’adda Tababaradda iyo Arrimaha la talinta ee Anfac ay ku wargelinayso tababarka " Diyaarinta Xeeladaha loo diyaariyo loona maamulo Shaqaalaha" ay bixinayo 1st April 2026.
Fadlan h**e u soo codso si aad u hesho qiimo dhimis iyo cilmi tayo sare oo practical ah.
Habka Tababarka
1. 80% Practical
2. 20% Theory
Cidda bixinaysa
1. Khabiir ku shaqaynayey 10th Sano ee ugu danbeeyay. Kagana soo shaqeeyay Dawladda, shirkadaha Dalka iyo Hay’addaha Caalamiga ahba.
Ka Faaiidaysi wanaagsan. Wixii Xog dheeri ah nagala soo xidhiidh Numberadda Lifaaqa ku xusan.
"Alla Mahad leh"