Halla Marketing

Halla Marketing Halla Marketing waa shirkad bixisa adeegyo suuqgeyn iyo ganacsi oo dhammaystiran.

Waxaan ka caawinnaa ganacsatada iyo shirkadaha inay kobciyaan ganacsigooda iyadoo loo marayo xalal casri ah iyo suuqgeyn xirfad leh.

 Shirkadda Halla Marketing waxay hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah u diraysaa Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland muna...
27/12/2025



Shirkadda Halla Marketing waxay hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah u diraysaa Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland munaasabadda Maalinta Xorriyadda, oo ku beegan 26/12/2025, iyadoo u rajaynaysa farxad, raynrayn, nabad iyo horumar waara.

Munaasabaddan qaran ee sharafta leh awgeed, Halla Marketing waxay muujinaysaa taageeradeeda buuxda iyo la-qaybgalkeeda farxadda shacabka Somaliland, iyada oo ku hadlaysa magaca hoggaankeeda iyo dhammaan shaqaalaheeda.

Sidoo kale, shirkaddu waxay ku dhawaaqaysaa:

- Fasax rasmi ah oo soconaya hal toddobaad, laga bilaabo Sabtida ilaa Sabtida xigta.
- Gunno gaar ah oo la siinayo dhammaan shaqaalaha munaasabaddan awgeed.
- Dalabyo iyo qiimo-dhimis gaar ah oo ku saabsan dhammaan adeegyada Halla Marketing, kuwaas oo socon doona hal bil, kana bilaabanaya taariikhda maanta.

Hambalyo Jamhuuriyadda Somaliland,
Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya iyo guulo waaweyn.

Hogaanka Shirkada Halla Marketing

Address

Shacabka
Hargeisa
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halla Marketing posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share