Garaad - Consulting & Training

Garaad - Consulting & Training Elevating Skills, Expanding Horizons.

12/06/2026
πŸš€ GARAAD CONSULTING & TRAININGSMa is waydiisay halka aad rabto inaad joogto markaad gaadho 40 jir?Dad badan waxay gaadha...
03/06/2026

πŸš€ GARAAD CONSULTING & TRAININGS

Ma is waydiisay halka aad rabto inaad joogto markaad gaadho 40 jir?

Dad badan waxay gaadhaan da'daas iyagoo leh riyooyin aan rumoobin, fursado seegay, iyo qorshayaal aan la hirgelin. Laakiin mustaqbal wanaagsan wuxuu ka bilaabmaa go'aamada aad maanta qaadato.

πŸŽ“ TABABAR BILAASH AH

πŸ“Œ Mawduuca:
"Waxyaabaha ay Tahay Inaad Qabsato 40 Jir ka Hor"

🎀 Lecturer:
Abdulkadir M. Sahal

Tababarkan waxa aynu kaga hadli doonaa:
βœ… Qorshaynta nolosha iyo himilooyinka
βœ… Maareynta waqtiga iyo mudnaanta
βœ… Horumarinta xirfadaha iyo aqoonta
βœ… Dhaqaalaha iyo xorriyadda maaliyadeed
βœ… Caafimaadka, qoyska iyo dhaxalka wanaagsan

πŸ“ Location: Coming Soon
⏰ Time: Coming Soon

Waxaan aaminsanahay in bulshada ay baahi weyn u qabto mawduucyo noocan oo kale ah oo kor u qaadaya horumarka qofka iyo bulshada.

πŸ‘ Like & Follow garee boggayaga si aanad uga maqnaan tababarkan iyo barnaamijyada kale ee faa'iidada leh.

πŸ’‘ Taageeradiinnu waxay nagu dhiirrigelinaysaa inaan sii wadno qabashada tababaro, dood-cilmiyeedyo iyo barnaamijyo horumarineed oo badan.

Maanta oo bishu ku astaysan tahay 12 May 2026, waxa noo soo gabagaboobay tababarka wanaajinta shaqada oo loo qabtay shaq...
12/05/2026

Maanta oo bishu ku astaysan tahay 12 May 2026, waxa noo soo gabagaboobay tababarka wanaajinta shaqada oo loo qabtay shaqaalaha CARWO Golden.
β€Ž
β€ŽTababarka ayaa ku soo dhamaaday si guul ah. Dhanka kale Maamulka Golden Furniture, ayaa u mahadnaqay tababaraha iyo dhamaan team ka Garaad Consulting & Training.

Maanta oo bishu ku astaysan tahay 16 April 2026, waxa noo soo gabagaboobay tababarka Customer Service ka oo loo qabtay s...
16/04/2026

Maanta oo bishu ku astaysan tahay 16 April 2026, waxa noo soo gabagaboobay tababarka Customer Service ka oo loo qabtay shaqaalaha Astaan Construction Company.

Tababarka oo socday muddo laba maalmood ah, ayaa ku soo dhamaaday si guul ah. Dhanka kale, Maamulka iyo Shaqaalaha Astaan Construction, ayaa iyaguna gabagabadii kulanka su'aalo ku waydiiyay Instructor ka.

Garaad, waxa ay u taagan tahay horumarinta cududda shaqaalaha, dhisidda istaraatijiyadda Ganacsi, iyo sixidda goldaloolooyinka shaqo ee hay'adaha gaarka ah iyo kuwa dawliga ah ba. Wa Billaahi At tawfiiq.

Address

Togdheer Street
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garaad - Consulting & Training posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share