Shirkada Badbaado General Electrical Service Co.

  • Home
  • Shirkada Badbaado General Electrical Service Co.

Shirkada Badbaado General Electrical Service Co. SHaqada shirkadani waa xidhida ,rakibaada ,cilad saarida dabka iyo qalabka ku shaqeeya, Soo dejinta dhamaan qalabka electricity-ga .

********************CCTV Camera Skill TRAINING***********************BADBAADO TECHNICAL AND BUSINESS COLLEGEArdayda iyo ...
31/05/2017

********************CCTV Camera Skill TRAINING***********************
BADBAADO TECHNICAL AND BUSINESS COLLEGE
Ardayda iyo Dadka jecel barashada xirfada CCTV-CAMERA ,waxaanu ugu bushaareyneynaa inaanu kuu bilaabayno fasalo cusub oo lagu baran doono xirfad
Si aad isu diiwaangeliso fadlan la xidhiidh xafiiskayaga 512772,+2522-63-4021546,4707272. Whatsapp: +252 634021546. Waxaana xafiiskayagu ku yaala suuqa hoose fooqa ka soo horjeeda hudheelka caanka ah ee caanaha riyaha
,FOOQA DALSAN PHARMACY
Mudada:30 Cisho (Hal Bil ) waxaanay xidhmaysa : 30 May,2017 Waqtiga:subax,duhur,galab iyo habeen,sidoo kale cidii danaynaysa maalinta jimcaha.

Alx walaalayaal  insha allah  27.01.2017 ,wad mooye wad la’aan waxa aynu qaban doona munaasibadi daahfurka shirkadeena B...
24/01/2017

Alx walaalayaal insha allah 27.01.2017 ,wad mooye wad la’aan waxa aynu qaban doona munaasibadi daahfurka shirkadeena BADBAADO,Madashuna waa Maansoor Hotel .
Waxaan caashaqsanahay inaad ka soo qayb gashaan walaalayaal si aan u wadaagno habeenkaas.
“farxadiinu waa farxadayada,farxadayaduna waa tiina”.
Tigidhada waxaad ka heli kartaan BILAN JET,DALSAN PHARMACAY, hadii aad ka waydana waxaa iga soo wici kartaa 252- 63-4021546.
Ballanteenu waa jimcaha habeenka sabtidu soo galeyso.insha allah ,mahad badan dhamaantiin ,NOOLAADA IN BADAN.

"HIIGSI"Himiladayadda waxaan ku hananaynaa raali gelinta macaamiishayada anakoo ugu adeegayna Hal-abuurnimo togan,Qalab ...
11/12/2016

"HIIGSI"

Himiladayadda waxaan ku hananaynaa raali gelinta macaamiishayada anakoo ugu adeegayna Hal-abuurnimo togan,Qalab tayo leh iyo Tignoolajiyad sare si mashruuc kastaa ugu dhamaado Amintiisi iyo Miisaaniyadiisi.

"HIMILO"

Himiladayadu waxa ay tahay inaan noqono mid ka mid ah shirkadaha ugu wanaagsan ee bixisa adeega rakibaada iyo cilad-saarida korontada iyo qalabka korontada ee geeska afrika .

ADEEGYADA SHIRKADDA
========================


1. RAKIBAADA IYO CILAD-SAARIDA .

 Lightings (Dabgelinta Guryaha Iyo Fooqyada)
 Solar panels (Quwada Tamarta Cadceeda)
 Plumbing work (Biyo Gelinta )
 Generator and motors.(Dab-Dhaliyayaasha Iyo Daynabooyinka)
 Cctv camera (Rakibaada Kaamarooyinka)
 Garden lightening
 Ceiling fans safety switches.
 Tv outlets
 Smoke detectors
 Phone outlets

2. BEDELAADA IYO CUSBOONAYSIINTA .

 Switch Boards
 Main capacity
 All Lightings
 Xadhkaha Gaboobay Iyo Dib U Gelintooda (Wiring /Rewiring -Extension)

3. TALO-BIXIN (CONSULTATION)

 Ka talo bixinta iibsashada qalabka dabka (Electrical Devices )
 Ka talo bixinta rakibaada iyo iibsashada dab-dhaliyayaasha . . iyo daynabooyinka (Generators And Motors)
 Ka talo bixinta biyo gelinta (plumping Work )

4. DUGSI TABABAR .(BADBAADO Electrical College)

 Barashada Culuumta Dabka .
 Barashada Culuumta Biyo Gelinta .
 Barashada Culuumta Matoorada.
 Barashada Culuumta Solar-Ta.

Address

Near Anaha Riyaha

123456

Telephone

0634021546

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shirkada Badbaado General Electrical Service Co. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Business?

Share