Hiigsi Agriculture and Climate Consultancy

Hiigsi Agriculture and Climate Consultancy Hiigsi Agriculture and Climate Consultancy wxy diyaar u tahay inay horumariso Beeraha

Maxsuulka Beerashadena Wejiga Kowad!!
18/01/2024

Maxsuulka Beerashadena Wejiga Kowad!!

27/12/2023

Ardeyda Ayaa Aqoon korodhsi u tagey Deeganka Arabsio, gaar ahaan Agamsaha iyo Beerta Tijaabada Taiwanka

16/12/2023

Beerashada Khudaarta si Dadka looga haqabtiro Baahida Wax soosaarka.

21/11/2023

Xirfada Gacan ka qabashadu waa aqoonta saxda ah ee qofka baranaya Aqoonta Beeraha gaar ahaan Dalag Beerista.

Sawirada Ardeyda Waaxda Beeraha ee Dugsiga Farsamada Gacanta ee Hargeisa oo Practical ku qaadanaya Beerta Kuweityga.
20/11/2023

Sawirada Ardeyda Waaxda Beeraha ee Dugsiga Farsamada Gacanta ee Hargeisa oo Practical ku qaadanaya Beerta Kuweityga.

Bilowga Mashruuca Wax soo-saar ee Deeganka Kalqorey agaagarka Geed Deeble
19/11/2023

Bilowga Mashruuca Wax soo-saar ee Deeganka Kalqorey agaagarka Geed Deeble

14/09/2021

Hordhaca Muqaalka Xaflada soo xidhitaanka Tababarka la xidhiidha Ganacsiyeynta Beeraha.

Muuqaalka oo dhameystiran ka daawo Linkigan.
https://youtu.be/PvaBytYI3uY

Xaflad aan u soo xidhney Tababertayal dhameeyay Tababarka Hal Abuurka Ganacsi ee la xidhiidha Beeraha oo u socdey Muddo ...
07/09/2021

Xaflad aan u soo xidhney Tababertayal dhameeyay Tababarka Hal Abuurka Ganacsi ee la xidhiidha Beeraha oo u socdey Muddo Bil ah.

Sawirada Maalinkii Kowad ee Tababarka Hal Abuurka Fikradaha Ganacsi ee Beeraha.
07/08/2021

Sawirada Maalinkii Kowad ee Tababarka Hal Abuurka Fikradaha Ganacsi ee Beeraha.

Waxa socota Todobaadkii u dambeeyay isdiwaangelinta Tababarka la xidhiidha Ganacsiyeynta Beeraha. Cidii Daneenaysa ka ha...
01/08/2021

Waxa socota Todobaadkii u dambeeyay isdiwaangelinta Tababarka la xidhiidha Ganacsiyeynta Beeraha. Cidii Daneenaysa ka ha faaideysato Fursadan ka hor inta aanu.xidhmin Listka isdiwaangekintu. Wixii faahfaahin intaa dheer kala soo xiriir Numberadan 0634014122 ama 0634758842.

Address

Street Number One
Hargeysa
SO

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiigsi Agriculture and Climate Consultancy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hiigsi Agriculture and Climate Consultancy:

Share