Hargeisa Gift Shop

Hargeisa Gift Shop Hargeisa gift shop waa tukan aadka heli karto dhaman adegyada Hadyadaha sida:
Xafladaha dhalashoyink

Bushaaro Bushaaro HARGEISA GIFT SHOP waxay idiin samaysay qiimo dhimistii abid ugu balaadhneyd ee ay samayso.Dhamaan ade...
09/01/2020

Bushaaro Bushaaro

HARGEISA GIFT SHOP waxay idiin samaysay qiimo dhimistii abid ugu balaadhneyd ee ay samayso.
Dhamaan adeegyada anu bixino waxan ku samaynay qiimo dhimis ah 50% Discount, waxaanay socon doontaa muddo 15 cisho ah fadlan ka faaiidayso macmiil.
🎁🎀🙋🏼‍♀️🛍🎓🌹
Faahfahin dherada waxay meheradu ku taalaa Isgoyska wadada Togdheer AMA marka aad joogto madbacada qaranka inyar ugaso kac dhinaca waqooyi sakada SagalJet
Tell: 4117563 / 0633057459 🙋🏼‍♀️

Safarkii Labaad iyo Hoygii Hadyadaha ee Hargeisa soo dhawaw macmiil For more Info: 063 4117563  / 065 4117563 / 063 4222...
03/09/2019

Safarkii Labaad iyo Hoygii Hadyadaha ee Hargeisa soo dhawaw macmiil
For more Info: 063 4117563 / 065 4117563 / 063 4222650

Safarkii u horeyay aya hada naso gadhay ee Qalin jabinaha soo dhawada macmiil kuwo kale aya iyaguna imanaya malmahan so ...
25/08/2019

Safarkii u horeyay aya hada naso gadhay ee Qalin jabinaha soo dhawada macmiil kuwo kale aya iyaguna imanaya malmahan so socda inshallah
For more Info: 063 4222650 / 4117563

Hel hadyad kooban misana qurxoon oo ku hano Qalbi kaa Qufulna 😍🙋🏼‍♀️🙋‍♂️🛍
17/06/2019

Hel hadyad kooban misana qurxoon oo ku hano Qalbi kaa Qufulna 😍🙋🏼‍♀️🙋‍♂️🛍

Salam macamishayada sharafta leh waa safar aad u kooban cadaro Original ah Qabow oon ka go'ayn dharka ila aad maydho 2 j...
04/04/2019

Salam macamishayada sharafta leh waa safar aad u kooban cadaro Original ah Qabow oon ka go'ayn dharka ila aad maydho 2 jeer 💁‍♀️soo dhawada

🙋‍♀️Soo dhawada Macmiil Wa safarkii Fargallada lamanaha iyo kuwi xaragadaba oo Rag iyo Haween leh 💍Not: Isma badalayan F...
23/03/2019

🙋‍♀️Soo dhawada Macmiil Wa safarkii Fargallada lamanaha iyo kuwi xaragadaba oo Rag iyo Haween leh 💍
Not: Isma badalayan Fargalladani
Fahfahin : Call Us On: +25263 4117563 🙋‍♀️

Safarka Cadarada ee Hoyga Hadyadaha iyo Hargeisa Soo dhawada macamishayada sharafta lahow
26/02/2019

Safarka Cadarada ee Hoyga Hadyadaha iyo Hargeisa Soo dhawada macamishayada sharafta lahow

Soo dhawaada macaamishayada sharafta leh Safarkii Saacadaha waa ino yimid markale 🙋‍♀️💁‍♀️ for more info: +252-63 411756...
21/01/2019

Soo dhawaada macaamishayada sharafta leh
Safarkii Saacadaha waa ino yimid markale 🙋‍♀️💁‍♀️ for more info: +252-63 4117563

20/01/2019

Alxamdulilah cilad xaga farsamo awgeed Hada wu shaqaynaya Page ku macmiil soo dhawaw💁‍♀️🙋‍♀️

Salam Macamishayada sharafta leh Kuso dhawada Adeegyadan hufan Saacadaha hawenka iyo kuwa raga o fasion ki u danbeyay ah...
09/01/2018

Salam Macamishayada sharafta leh
Kuso dhawada Adeegyadan hufan

Saacadaha hawenka iyo kuwa raga o fasion ki u danbeyay ah

Gacmaha fasion ka ah ee gabadhi isku qurxiso ama loo hadyeeyo

Sharaxaadaha miiska lagu sharaxo

Shamacyadii oo kala duduwan kuwo la shidayo iyo kuwo batery ku shidmaya (candle)

Sharaxaadaha Baabuurta xaflad kasto ad leedahay

Kadarka Sawirada Family ga ah iyo kuwo kelikeli ahba

Cover dii Invitation cards oo kala duduwan

Qalabki dhalashoyinka birthdays ka o Dhamaystiran

Takoyinkii Queens ka ee cake ga xafladaha dhalashoyinka ee hablaha

Set ka babies ka ee gift ga ah oo wiilal iyo gabdhoba leh

Hadaba Qiimo macquula iyo alaab aad ku Qanacdo so dhawada markasta iyo meel kasta balantenu waa

HOYGA HADYADAHA EE HARGEISA

Hargeisa Gift Shop Waxay Hambalyaynaysaa Macaamiisheda sharafta badan waxan leenahay Hambalyo Hamblayo
11/10/2017

Hargeisa Gift Shop Waxay Hambalyaynaysaa Macaamiisheda sharafta badan waxan leenahay Hambalyo Hamblayo

Address

Togdheer Area Next Building Of Kabo Wayne
Hargeysa
1234

Telephone

+252634222650

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hargeisa Gift Shop posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share